Tisqaad Computer Science College

Tisqaad Computer Science College

Share

Tisqaad Computer Science College

03/02/2026

FURSAD DAHABIYA
dhamaan ardaydeena jecel inay 2026 sii kordhiyaan xirfadooda
Waxaan usoo kordhinay bisha 2aad
Xirfad kale oo wakhti xaadirkan loo baahan yahay Smart home camera waa camerad ku shaqaysa SIM card sidoo kale mobile lagu xidho

Workshop
Kani waaxa uu soconayaa kaliya 2 days sabtida ayuu bilaamayaa

* Registration $5
* Certificate free

02/02/2026

FURSAD DAHABIYA ๐ŸŒŸ
dhamaan ardaydeena jecel inay 2026 sii kordhiyaan xirfadooda
Waxaan usoo kordhinay bisha 2aad
Xirfad kale oo wakhti xaadirkan loo baahan yahay Smart home camera waa camerad ku shaqaysa SIM card sidoo kale mobile lagu xidho

Workshop
Kani waaxa uu soconayaa kaliya 2 days sabtida ayuu bilaamayaa

* Registration $5
* Certificate free

25/01/2026

Ma Jeceshay inaad barato xirfada muuqaal Samaynta Iyo Weliba Cod hagaajinta Hadaba kuliyadda Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu casrisan ee bixisa culuumta Technolgyga Waxay Bishan Qaadanaysaa Fasalo Cusub oo Video Editing Ah
ka faaidayso fursadan oo maanta bero xirfad aad ku shaqaysato
Wixi faahfaahin nagala soo xidhiidh :
Qaybta Suuqa Hoose : 511889 || 4783297 || 4101930

25/01/2026

๐Ÿ“˜ Computerized Accounting Course
Ma rabtaa xirfad kaa caawisa inaad shaqo ka hesho goobaha ganacsiga casriga ah?
Hadda ku biir Computerized Accounting Course oo baro barnaamijyada ugu awoodda badan:
โœ… QuickBooks Desktop
โœ… QuickBooks Online
โœ… Excel Accounting
โœ… Odoo Accounting
๐ŸŽฏ Faaโ€™iidooyinka Barashada Computerized Accounting:
โœจ Waxaad awoodi doontaa inaad:
โœ…Si fudud u maamusho Sales, Purchases & Expenses
โœ…Sameyso Balance Sheet, Profit & Loss Statements iyo warbixinno maaliyadeed casri ah
โœ…Ka shaqeyso shirkadaha yaryar, kuwa dhexe iyo kuwa waaweyn
โœ…Ku xirnaato suuqa shaqada gudaha iyo dibadda
โœ…U adeegto ganacsigaaga si xirfad leh adigoo adeegsanaya software casri ah
โœ…Kordhiso kalsoonidaada xirfadeed iyo fursadaha shaqo
๐Ÿ“… Macluumaadka Koorso:
โ˜‘๏ธMaalmaha Casharada: Khamiis & Jimce
โ˜‘๏ธMudada: 3 Bilood
๐Ÿ“ž kala xidhiidh :511889/0634253356
๐Ÿ’ก โ€œXisaabaadka casriga ah waa furaha shaqooyinka maanta iyo ganacsiga guuleysta bari.โ€

25/01/2026

Kuliyadda Tisqaad Computer Science College waxay qaadanaysa bishan ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป fasalo cusub oo la dhigan doono maalmaha ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ kuwaas oo lagu baran doono barnaamijyada la qadanayo waxa kamid ah:-
--------------- ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป -----------------
1. Adobe Photoshop CC 2025
2. Adobe InDesign CC 2025
3. Adobe Illustrator CC 2025
Wixi faahfaahin nagala soo xidhiidh :
Qaybta Suuqa Hoose : 511889 || 4783297|| 4101930
Qaybta Xero-Awr: 570886 || 63 7845680

25/01/2026

โฐ
๐Ÿ”ฅCCTV CAMERA TRAINING & FINGER PRINT ๐Ÿ”ฅ
oo ah kuliyada ugu balaadhan ee bixisa culuumta -ka iyo -ga oo ku taala magaalada wax ay bishan qaadanaysaa fasalo cusub oo ah.
# CCTV Camera & FINGER PRINT (Barashada Kamaradaha ilaalada iyo Qalabka Caadiriska)
aad Course-kan aad dhamaysato waxaad awood u yeelan doontaa inaad kushaqaysan karto una xidhi karto goobkasta.
wax dhigista iyo .
uu soconayo Course-ku :waa 2 Bil
Maalmaha Khamiista Iyo JImcaha
ah: Tirada ardayda la qaadanaya way xadidadan tahay.
ka baro Kulliyada Tisqaad Computer Science College oo looga bartay Culuumta casriga ah ee ICT-ga.
kala xidhiiidh Numberadan 0634711050|511889
Ama soo booqo xafiiska Kulliyada oo ku yaala agagaarka istaanka basaska idaacada guudka sare ee fooqa dhoola yare

25/01/2026

Noqo Computer Technician oo baro sida loo furfuro Computer sida โœ…Desktop-ka
โœ…Laptop-ka
โœ… loona cilada saaro sidoo kale loogu shubo Programs kala DuwanNoqo Computer Technician oo baro sida loo furfuro Computer sida
โœ…Desktop-ka
โœ…Laptop-ka
โœ… loona cilada saaro sidoo kale loogu shubo Programs kala Duwan
Hadaba kuuliyadu waxa ay Bishan Qadanysaa Fasalo Cusub FG: Ardayda La Qadanayaa Way Koobantahay

25/01/2026

Diploma of IT Fasalo Cusub Bisha
Kuliyada Tisqaad Computer Science College waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo IT billow ah waxaanad ku qaadan doonta
Takhasusaadka kala ah :-
โœ… Hardware & Troubleshooting
โœ… Multimedia
โœ… Web Design
โœ… Network Essentials
โœ… Database
โœ… Programming Language
hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: โ˜Ž๏ธ511889 || 4101930
Qaybta Xero-Awr: 570886 || 63 7845680

25/01/2026

Khamiisaha iyo Jimcaha Fasalo Cusub Bisha
Kuliyadu waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah khamiisaha iyo Jimcaha, hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 0634159493|| 41019300
Qaybta Xero Awr: 570886 || 63 7845680Khamiisaha iyo Jimcaha Fasalo Cusub Bisha
Kuliyadu waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah khamiisaha iyo Jimcaha, hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 0634159493|| 41019300
Qaybta Xero Awr: 570886 || 63 7845680

25/01/2026

Barashada Computerka oo degdeg ah(Intensive Course)
Fasalo Cusub Bisha
Kuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu balaadhan uguna casrisan ee laga barto aqoonta IT-ga iyo Computerka waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer degdeg ah Kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 0634253356 || 4101930
Qaybta Xero Awr:570886 || 63 7845680
Qaybta Gebilay : 625405 || 0634557767

25/01/2026

Free New Computer Classes
Kuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu balaadhan bixisana aqoon casri ah oo tayo leh
Waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah hadaba ka faa iidayso fursadan lana xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 4101930
Qaybta Xero Awr: 570886 || 63 7845680
Qaybta Gebilay : 625405 || 063455776

21/01/2026

Wargalin
Kuliyadu waxa soo qaban qaabisay mawduuc muhiim(Workshop) oo ku saabsan Applied Artificial Intelligence.
Dhamaan ardayda iyo cidii kale ee xiisaynaysa wuxu inoo qabsoomi insha allah
ใ€‹22 khamiista habeenka jumcuhu soo galayo.
ใ€‹Bacda Makhrib
ใ€‹Hallka Tisqaad

Want your university to be the top-listed University in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Wadada Abdirahman Tuur
Hargeisa