Miyi & Magaalo

Miyi & Magaalo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Miyi & Magaalo, Restaurant, Berbera Road, Hargeisa.

11/01/2026

H**e ayay dadka reer Somaliland u xasuuqeen diyaaradihii cashuurtii Hargeisa lagu Soo iibiyay ay u duqeeyeen isla ay ka kaduuleen.

Hadana Fiqi xuub caaro wuxuu aduunka iyo dadka somaliyeed la hor yimi wax aan Laga filayn oo qofkii damiir lihi ka yaabay waxaan la hadlay dal shisheeye si ay u duqeeyaan dad Somaliya oo uu waliba sheeganayo inay dowladiisa ka mid yihiin.

Inkastoo Jamhuuriyadda Somaliland 34 sano ay ahayd dowlada firfircoon oo caalamka ka jirta hadana hada ayuu dalkii ugu h**eeyay aqoonsaday sida darteed ninka maanta awood uu ku duqeeyo reer Somaliland waayay ee hadana dowlad shisheeye u dalbaday inay duqeeyaan meelaha muhiimka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waa nin cadaystay cadaawada uu uqabo shacabka reer Somaliland.

Madaxweynihiisa Xasan Sheekh oo aaminsan in dowlada Somaliya tahay hawiye iyo in lagu qurxiyay ayaa isaguna daaha dabadiisa u fadhiya oo hadalka jilicsan ee Fiqi raali ku ah. Hadaba ninkii u haysta inay midowga u doonayaan wanaag wataa xumaantii ku jirtay dowlada taagta daran banaanka usoo baxday waxaana banaanka keenay ninka milgaha siyaasadda ka aradan ee hab qabiil Somali oo ka wada sharaf badan looga Soo xushay.

Xigasho Abdiqani X Salad

25/12/2025
03/12/2025
28/10/2025

Ismaciil Cumar Geelle wuxuu ku casuumay jabuuti isimada reer Somaliland iyo Puntland ujeedada ugu waynina waxa uu ka xumaaday nabadii Somaliland iyo Puntland iska kaashadeen ee dadka walaalaha ah ee isu boholyoobay ee la heshiisiiyay ee magaalada Ceerigaabo uu gogosheeda dhigay madaxwenaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr Abdirahman Maxamed Cabdilaahi Cirro kuna guulaystay. In la xagal daaciyo ayuu rabaa Geelle.

sidaa darteed wuxuu rabaa inuu colaada Somaliland bilaabo isagoo adeegsanaya isimada hadaba markay sidaa tahay.

Somaliland waxaa looga baahan yahay inaynu casuuno canfarta mucaaridka ku ah dictatorship ka Djibouti isla markaana aynu xafiis aynu ka siinayo Somaliland hadii loo baahdo na saldhig ciidan waa doorasho kale oo muhiima waayo dalalka East Africa dal waliba boog ayuu leeyahay sidaa darteed, somalidu waxay tidhaa qaniinyo ayaa qaniinyo kaa fujisa.

Xigasho
Abdiqani Xaji Salaf

19/10/2025

Laanta uu geedka ka saaranyahay ayuu garacaya isagoo mucaarid ka raadinaya lakiin wuxuu ilaabay $4000 ee isagoo aan dhididin uu qaranka ka qaato waa cashuurta shirkadaha Laga qaado maantana wuxuu ku doodayaa lacagtii aan mushaharka u qaadan lahaa ganacsatada Haloo daayo mana ogola in musharkiisu is dhimo waxaana waxa ugu wacan jaahilnimada iyo shaqadiisa oo aanu aqoon u lahayn.

Shalay markii Kulmiye Soo diiday Cali Qaran ee lagu yidhi reerkiina gaadhi baa qaada oo xildhibaan masoo saari karo anaga oo UCID ah ayaa arjiga ka qabanay oo umada horkeenay waxaanu ka mid yahay kuwa ugu liita xildhibaanada Golaha maanta jooga.

Abdiqani X Salaf.

19/08/2025

“Madaxwaynaha Qaranka JSL Mudane C/raxmaan Maxamed C/Laahi Ciro waxaan ku bogaadinayaa amarka uu siiyey wasiirka waxbarashada iyo badhisaabada goboladu in ay joojijiyaan in Ardayda lasoo saaro.

Madaxwaynuhu waxa uu xaq u leeyahay in lasoo dhaweeyo oo la maamuuso hadana wuxuu door biday in ardayda la ilaaliyo xuquuqdooda waxbarasho oo aanu wakhti ka lumin, markaa waxaan leenahay mahadsanid madaxwayne.”

Ku Xigeenkii h**e ee xeerilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL Garyaqan Mawliid Cabdi Muuse (Maax)

Want your restaurant to be the top-listed Restaurant in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Address


Berbera Road
Hargeisa
8 KM FROM HALEEYA VILLAGE ON THE OUTSKIRTS OF HARGEISA, SOMALILAND