CuntoGo

CuntoGo

Share

CuntoGo Waa Adeeg casri ah oo ku Sahalaya inaad si fudud u dalbato Noocyada kala Duwan ee Cuntooyinka.

Dalbo Catering is an online food ordering system that enables users to order food from
various restaurants that are available on the Dalbo Catering website. The system is web
based and has mobile web integration it allows users to order their favorite foods from
their favorite restaurant and then wait for a confirmation as for food delivery or takeout.

24/06/2024

Macmiil ka Waran Xabad Digaaga Ee Dhamaystiranka Hadii Lagu Yidhaa Maanta Lagugu Iman Maayee Meel Saar 😁😋😛

🌐 𝐖𝐰𝐰.𝐝𝐚𝐥𝐛𝐨𝐟𝐨𝐨𝐝.𝐜𝐨𝐦
𝐀𝐦𝐚 𝐋𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐃𝐞𝐠 𝐀𝐩𝐩 𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐛𝐨𝐟𝐨𝐨𝐝 👇👇

https://play.google.com/store/apps/details?id=pwa.dalbofood.com

📞 𝐍𝐚𝐠𝐚 𝐖𝐚𝐜 𝟑𝟒𝟐𝟐

24/06/2024

Macmiil hadda dalbo Raashin dhameystiran oo qiimo jaban ado gurigaaga jooga aya free lagugu keenaya

🌐 𝐖𝐰𝐰.𝐝𝐚𝐥𝐛𝐨𝐟𝐨𝐨𝐝.𝐜𝐨𝐦
𝐀𝐦𝐚 𝐋𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐃𝐞𝐠 𝐀𝐩𝐩 𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐛𝐨𝐟𝐨𝐨𝐝 👇👇

https://play.google.com/store/apps/details?id=pwa.dalbofood.com

📞 𝐍𝐚𝐠𝐚 𝐖𝐚𝐜 𝟑𝟒𝟐𝟐

🍝😊🥰

22/06/2024

Fiid Wanaagsan Macmiil Caawa Maxaad Jeclaan Lahayd inaad Ku Cashayso Aan Kuu dalabnee 😁

20/06/2024

Macmiil Waanu kuu Soconaa Ee Ha Daahsan 😆

Dear Customer We Are On the Way....

Photos from Dalbo Food's post 20/06/2024

Macmiil Waxa Diyaar Kuu Ah Noocyada Kala Duwan ee Khudaarta iyo Qiime Ku Raaligaliya iyo waliba Free Delivery 🚚

18/06/2024

Macmiil Fiid Wanaagsan iyo Ciid Wanaagsan 👋

15/06/2024

(عيد مبارك)

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🌼🥰❤🌟

𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍 ……… 𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐔𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐌𝐞𝐞𝐥 𝐊𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐎𝐨 𝐚𝐲 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐔𝐠𝐮 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐈𝐧 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐈𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐆𝐚𝐚𝐝𝐡𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐚𝐬𝐡 𝐁𝐚𝐬𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐚𝐫𝐰𝐚𝐚𝐪𝐨.

15/06/2024

Qiimaha Xoolaha Odxiyada Ayaa u dhexeeya $100 ilaa $150 Macmiil Wali Adiga Ma Soo Iibsatayna Neefkagagii 😁

15/06/2024

Macmiil Hadda Waxaad Dalban Kartaa Afur Dhamaystiran Hadii aad Sooman Tahay Madaama Maanta ay Tahay Yawmu Carafa.

🌐 𝐖𝐰𝐰.𝐝𝐚𝐥𝐛𝐨𝐟𝐨𝐨𝐝.𝐜𝐨𝐦
𝐀𝐦𝐚 𝐋𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐃𝐞𝐠 𝐀𝐩𝐩 𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐛𝐨𝐟𝐨𝐨𝐝 👇👇

https://play.google.com/store/apps/details?id=pwa.dalbofood.com

📞 𝐍𝐚𝐠𝐚 𝐖𝐚𝐜 0634048417

15/06/2024

Macmiil Shirkada Dalbo Food Waxa Ay Diyaar Kugu Tahay Saylada Xoolaha Hargaysa, Waxa Diyaar Kuula Nahay Adeeg hufan iyi Deg degsiimo.

14/06/2024

Macmiil Wali Cunto Ma Ka Dalbatay Makhaayada CHICKING Mise Waanu Kuu Dalabnaa 😁

14/06/2024

Macmiil Ma ku Dhiban tahay Qalitaanka Xoolaha Ciida Carafo, Ha Werwerin Hadaba Shirkada Dalbo Food Waxa ay Kuu Diyaarisay Adeega Qalitaanka xoolaha Oo Si Heer Calaamiya Lagugu Qalayo, Hadaba Ha Moogaan Hana Ka Maqnaan Incha allah.

Want your business to be the top-listed Food & Beverage Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


26 June District, Down Town, Togdheer Area
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:00
Tuesday 06:00 - 12:00
Wednesday 06:00 - 12:00
Thursday 06:00 - 12:00
Friday 04:00 - 12:00
Saturday 06:00 - 12:00
Sunday 06:00 - 12:00