Salaan Rashid

Salaan Rashid

Share

sports

06/06/2026

Coming Soon ....

Xoghayaha Cusub ee Xidhiidhka kubada Cagta ABDIRISAQ FAYSAL

ISHA KU HAY πŸ‘€..

12/05/2026

Semi-final

Salaan Rashid

10/05/2026

Awdal iyo Tartankii 18may

Salaan Rashid

09/05/2026

Xaaji Daahir Stadium

Salaan Rashid

04/05/2026

DEAL DONEβœ…

Gool-haye Sacad Caynaanshe ayaa si raami u saxeexay ku biiristiisa Goodir Policia.

Burcaawiga Sacad waxa uu hada diyaar u yahay difaacida boolisk hargaysa isaga laga rajaynayo in uu awood ku soo kordhiyo kooxdan caasimada waa Goodir.

ISHA KU HAY...πŸ‘€

03/05/2026

HAMBALYO Xuseen Cabdirisaq Baliile oo loo magacaabay Macalinka koobaad ee xulka Caasimada Gaalkacayo.

Khibrad, Aqoon iyo waayo-aragnimo

29/04/2026

XANTA SUUQA:

Goolhaye Cabaas indho-yare ayaa diyaar u ah inuu la baxo kooxdiisa Goodir Policia.

Cabaas waxa uu wada hadal dhamad ku dhow la yeeshay Caga-baruurka caasimada isaga oo diyaar u ah difaacida da'yartan KMW.

Wada hadalku waa dhamaad waxaana dhawaan la saxeexi doona ku biirista uu cabaas indho yare ku biiri doono Wiilasha Macalin siciid Verratti.

ISHA KU HAY...πŸ‘€

Photos from Salaan Rashid's post 27/04/2026

XANTA SUUQA:

Caasimada waa la isku arki doona sanadkan.

Sacad Caynaanshe waa soo digo rogtay, waxa uu wada hadal dhamaaday la yeeshay Goodir Policia.

Sacad oo lagu tiriya goolhayayasha ugu wanagsan dalka ayaa hada doonaya inuu hibadiisa ku muujiyo Capital leugeu ga sidoo kale oo maliyadooda difaaco Booliska Caasimada.

Goodir ayaa saacada soo socda dhamaystiri doonta saxeexa Goolhaye Caynaanshe.

Waa Goolhayihii 2aad Burcaawi ah oo suuqan u soo diga rogta dhinca caasimada.

ISHA KU HAY...πŸ‘€

26/04/2026

DEAL DONEβœ…

Photos from Salaan Rashid's post 26/04/2026

DONEβœ…

Waxa hada la soo bamdhigay Goolhaue Cabdiraxman Gacmo oo si rasmi ah uhu soo biiray koxsa Wasaarada Maaliyada hargaysa.

Gacmo ayaa lagu tiriya goolhayryaasha ugu wanagsan burcaawiyiinta iyo giid ahaan dalkaba.

waxa uuna hada difaaci doona Maaliyada Hargaysa.

ISHA KU HAY...πŸ‘€

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Hargeisa