Axmed Midnimo

Axmed  Midnimo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axmed Midnimo, Journalist, Hargeisa.

24/05/2026

''Deg deg waa in loo sii daayaa Suldaan Qabile...''Ugaas Jabane

24/05/2026

‎Waxaan si adag u canbareynaya xadhiga walalkay (SUL QABILE )

‎Waa Gaf iyo afduub Waa awood sharci oo Afganbi Lagu Sameyay Dagdag ban Uga Hadli doona wax la aqbali karno

‎waxan leeyahay Xaqa aanu sheegayno uga aamusi mayno Xadhig Iyo Waxkasta oo aad Is leedihiin Bulshada ku cabudhiya

‎Waxaan cadaynaya inuu is badalkii aanu wadnay inuu qaloocdey

‎Mar Labaad Xadhiga Suldaanka wan Canbaraynaya

‎suldaan ayaaanle suldaan maxamed

24/05/2026

Suldaan Qabile ayaa hada lagu xidhey Magaaladda Hargeysa sida ilo ka agdhow Suldanku ii xaqiijiyeen.

24/05/2026

Maxamed Ordaaye oo ka cawday dhaqaalihi loogu balan qaaday oradkii uu 18-may ku daahfuray oo la siin wayay ayaa yidhi,

“ Waxaan fagaarahaas tagay aniga oo aan subaxaa soo quraacan, xataa dhibic biyo ahna aan cabin. Dad badan oo daawanayay muqaalkayga iyo qaabkii aan u soo bandhigay dareenkayga ayaa arkayay dihaanka iyo daalka iga muuqday, su'aalo badanna igala xidhiidhay.

Waxaas oo dhan waxaan u samaynayay waa jacaylka aan u hayo dalkayga iyo calankayga.
​hase yeeshee, waxa layaab iyo amakaag ku noqotay naftayda inaan kala kulmay masuuliyiintii hawshaas gacanta ku haysay waxaanan marnaba ka filayn.

Wixii ay igula ballantameen iyo wixii aan xaqa u lahaa midna k**a helin, waxaanan goobtii ka soo laabtay aniga oo faro madhan, illaa maantana aanan wax jawaab ah ka helin cid kasta oo ay khusaysay.

​Qaranimadu waa wax wadaag iyo in la isku kalsoonaado. Waxaan halkan baaq uga dirayaa masuuliyiinta ay khusayso inay hoos u eegaan cabashadan, xaquuqda fannaaniintana aan lagu tuman, ballantii aan ku heshiinnayna sidii loogu talagalay loo fuliyo.”

24/05/2026

Berbera Oo Laga Dhagax Dhigay Laydh Cusub Oo Lagu Maalgalinaayo 21Milyan Oo Doolar

24/05/2026

Cilada u wayn Ee Laydhka Berbera Haysataa Waa Shacabkii Oo Guri Walba Qaboojiye Ku Xidhay
Duqa Degmada Berbera

23/05/2026

Xildhibaan Shaadh Iyo Sheekh Umal

23/05/2026

Prof Mubaarig Muxumed Maax oo la Maamuusay

23/05/2026

Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa saaka looga yeedhay Xarunta Dambi baadhista ee CID

21/05/2026

“ Codad ayaan ka haynaa Agaasimaha Madaxweyne ….” fanaaniinta Qaranka oo markale Hadlay

Photos from Axmed  Midnimo's post 21/05/2026

"Laba qodobba waan kula yaabay shir saxaasadeedkii wasiirka

Marka h**e wasaaraddu waxa ay leedahay wasiirku xigeen,agaasime guud iyo agaasime waaxeedyo way ku filaayeen arrinta wasiirku ka hadlay.

Talabaad aqoonsi iyo safaarad waxaa ku shaqo leh wasaaradda arrimaha debeda iyadana waxaad moodaa in uu dar-jiidhay. Dawladu shaqo walba ciddii ku hanbboon ha u dirto". Abwaan yusuf shaacir

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Hargeisa
90012