Goobsan Media
Ku soo dhawoow Warbaahinta Goobsan, Warar, warbixino, iyo dhacdooyinkii u danbeeyay intaba kala Soco Goobsan Media
12/08/2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DEGMADA WARTA NABADDA ISKA DIIWAAN-GELIYEY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DEGMADA WARTA NABADDA ISKA DIIWAAN-GELIYEY | Goobsan Media Inc Raadraaca warkaSomali NewsWARARKII UGU DANBEEYAYWarka H**e MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DEGMADA WARTA NABADDA ISKA DIIWAAN-GELIYEY By GMI - August 12, 2025 Muqdisho, Ogoosto 12, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta isaka diiwaan-geliyey goobta d...
Xikmad.
20/04/2025
Mahad Salad oo lafilayo in markale loo magacaabo agaasimaha Hay'adda Nabad Sugida Somaliya ee NISA
Ilo wareedyo saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay ayaa sheegaya in madaxweyne Xasan Sh Maxamud uu go'aansaday in Mahad Salad dib loogu magacaabo taliyaha NISA oo mudooyinkii dambe la sheegay in habacsanan soo wajahday howlihii Hay'adda
Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in madaxweyne Xasan isbadel ku sameynayo hogaanka ciidanka xooga dalka
Ila lugee
05/10/2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar iyo Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay markabka Oruç Reis kaas oo ku soo jeeda Soomaaliya.
Markabkan sahminta (Seismic) ayaa maanta kasoo dhaqaaqay Dekedda Filyos ee Zonguldak, isagoo mari doona jidka Mediterranean-ka, Kanaalka Suez, iyo Badda Cas, wuxuuna ku degi doonaa meel u dhow biyaha Soomaaliya dhammaadka bisha Oktoobar.Safarka waxaa la filayaa inuu qaato qiyaastii 19 maalmood.
Markii uu yimaado Soomaaliya, Oruç Reis wuxuu fulin doonaa baaritaan (3D seismic) saddex aag oo gaar ah kana kooban 15000 KM2
square, hawlgalkuna wuxuu socon doonaa qiyaastii toddoba bilood. Inta lagu jiro waqtigan, markabku wuxuu ururin doonaa xog ku saabsan sahminta saliidda iyo gaaska dabiiciga ah. Xogta la ururiyay waxa loo diri doonaa Ankara si loo falanqeeyo, taasoo hagi doonta hawlaha qodista ee mustaqbalka.
Oruç Reis oo dhererkiisu yahay 87 mitir iyo ballaciisu yahay 23 mitir waa hanti muhiim ah oo ka mid ah dadaallada sahminta badda ee Türkiye. Hawlgalkan, Türkiye waxay ballaarinaysaa khariiradeeda sahminta, waxayna furaysaa bog cusub oo xiriirka ka dhexeeya iyada iyo xulafadeeda dhow ee Soomaaliya, iyada oo si wadajir ah loo sahminayo keydka gaaska dabiiciga ah iyo saliidda.
Mohamed Suleemaan Nuur
Saaka iyo HBN Online TV
HBN Online TV
HBN Online TVMowliid Haji Abdi
HBN Online Mowliid Haji Abdi Goobsan Media
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadisho
Hargeisa