Somali e-commerce

Somali e-commerce

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali e-commerce, Digital creator, Harheisa, Hargeisa.

05/12/2024

H**e isku diwaangali!!!

Only 50 spots

05/12/2024

Ugu danbeyn Somali e-commerce way bilawday qaadashada dadka xiisaynaya coursekii muddada laga shaqaynayay.

Maxa lagu dhiganaya courseka:-

- Habka looga adeegto suuqyada caalamka sida shein, alibaba, dubai, turkey( qaab online ah)

- wadada ugu dhaw ee la soo mariyo, iyada oo kugu xidhi doonta agents jooga dhamman goobaha aan kor ku soo sheegnay

- sida loo helo alaab suuqa ku guulaysata (winning product).

Only 50 spots available

Whats app :- 252657015411

Photos from Somali e-commerce's post 03/12/2024

Course noloshaada badali kara,

*Dhawaan waxaan daahfurayna madal lagu dhiganayo muddo bil ah:-

- sida looga adeegto suuqayada caalamka hab online ah qiimayasha ugu jaban

- sida loo helo alaab guulaysata oo aad ka ganacsan karto

- sida cashuurta loo xaliyo iyo wadada la soo mariyo

Waa markii ugu horaysay ee mawduucan qaab online ah lagu dhiganayo.

01/12/2024

Dhawaan waxaan daahfuri doona madal baladhan, taas oo lagu dhigan doono muddo kooban qaab online ah, sida looga adeegto alaabna looga keensado suuqyada caalamka, sidoo kale loo helo product guulaysta( winning product)

Sida:- shein, alibaba, dubai, turkey

We will lunch a broad platform to teach how to serve the global marketplace.

Stay tuned!!!

01/12/2024

We will lunch a broad platform to teach how to serve the global marketplace.

Such a :- shein, alibaba, dubai, turkey.

Stay tuned!!!

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Harheisa
Hargeisa
252