Power Insight
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Power Insight, Blogger, Somaliland, Hargeisa.
Power insight.🌎
Waa Madal Shaqsiyeed oo Falanqaysa Wararka iyo Waaqiciga Siyaasadeed ee Taagan,🌎🚨
Sido Kale Waa Madal AQoon Wadaag oo Lagu Soo Gudbiyo Dhacdooyinka Taariikhiga ah Ee H**e u Dhacay, Iyo Arimaha Ganacsiga.📚 📈
Ceerigaabo iyo laasqoray oo lagusoo duulay.??
Ceerigaabo-si loo dhamaystiro maamulka waqooyi bari.??
Laas-qoray- si looga siiyo turkiga marin biyood.??
Ceerigaabo oo Noqotay Furaha Jiritaanka Siyaasadeed ee Woqooyi-Bari.???
Farmaajo oo Xalay ka kashifay sirtii wada-hadalladii Addis Ababa 2020 Ee Somaliland vs Somalia.??
Maxaa dhab ahaan looga hadlay kulamadii Somaliland iyo Soomaaliya Ee Addis Ababa 2020.??
Maxaa ka dambeeya dhaliisha adag ee Farmaajo u jeediyay Xasan Sheekh? Hoggaamiyuhu ma u baahan yahay mowqif joogto ah mise siyaasadda isbeddelkeedu waa lama huraan?
Muuqaalkan waxaan ku falanqaynaynaa saameynta ay arrintani ku leedahay siyaasadda Soomaaliya.!!
Muuqaalkan wuxuu falanqaynayaa sababaha ka dambeeya ka maqnaanshaha maamulka Waqooyi-bari somalia.
Ee mashruuca horumarineed ee ay dowladda federaalka iyo Bangiga Adduunku daahfureen oo ahayd qadar dhan 35 milyan oo doller.! ??
Adduunka maanta, nidaam dhaqaale oo caalami ah ayaa si tartiib ah u saameeya dalalka, gaar ahaan kuwa soo koraya.
Hay’ado sida Bangiga Adduunka iyo IMF ayaa bixiya amaah—taas oo u muuqata gargaar… laakiin leh shuruudo adag.
Dalalka waxaa lagu qasbaa inay beddelaan siyaasadooda, yareeyaan kharashaadka, ama furaan suuqyadooda.
Marka h**e dhaqaaluhu wuu koraa… balse muddo kadib, deyntu way kordhaysaa, dhaqaalaha gudaha wuu daciifaa.
Tani waxay dhalisaa waxa loo yaqaan “wareeg deyn”—dal mar walba u baahan amaah cusub si uu u bixiyo tii h**e.
Sanadkii 2014, Crimea waxay noqotay xarunta khilaaf caalami ah kadib markii Ruushku la wareegay.
Dalalka reer Galbeedka waxay saareen cunaqabatayn culus—laakiin halkii ay daciifin lahayd, waxay keentay waddo cusub oo Ruushku isku dhiso.
Sirta Warbaahinta.?
Video-kan wuxuu iftiiminayaa sida sheekooyinka loo dhiso, sida wararka loo maamulo, iyo sida maskaxda dadka mararka qaar loo saameeyo iyada oo aan la dareemin.??
Adduunka maanta, dad badan waxay u maleynayaan in sirdoonku yahay filimaan ama sheekooyin mala-awaal ah.
Laakiin xaqiiqdu waxay tahay in sirdoonku uu door weyn ka ciyaaro siyaasadda caalamiga ah.
Video-kan waxaan ku sharaxeynaa sida hay’adaha sirdoonka sida CIA iyo KGB ay u galeen dagaal qarsoon intii lagu jiray Cold War, iyo sida hal qalad uu sababi karay masiibo caalami ah.
Sidoo kale, waxaan ka hadleynaa sida sirdoonku maanta uga socdo internet-ka iyo nidaamyada dijitaalka ah, iyo su’aasha ugu weyn: yaa dhab ahaan xukuma xogta?
Putin & Netanyahu Cashar Siyaasadeed. (2012 vs 2020).??
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Somaliland
Hargeisa
252