Baby Care
Dhaman Macamiishayada waxa aanu ugu bushaaraynayna Inaad halkan kaso dalban karto dhaman Maryaha, Ca
25/03/2024
Maryhi Inamada/Wiilasha oo Quality sare leh.
1. Gucci Brand oo Quality sare leh.
2. Isku joog Tayo sare leh.
19/12/2023
High Quality kids Clothing🌹
Waa maryo Tayo leh oo hablo iyo innamoba leh.
1. Guccii Brand 🤱 - $14.99
Oo aad u Tayo sareeya.
Available Sizes - 2 Years and 3 Years
2. Girls dressing 👼 ( Toobab Hableed) -$15
Waa Toobabka oo wata Sharabaadadoodi oo ful leh.
Available Sizes - *0-3 months *3-6 months *7-12 months *13-18 months
3. Kids Socks 👶- Waa Sharabadadii Dhaxanta, Guri kujoog
Qiimaha $2.5
Available Sizes - 0-1 Year & 1-3 Years
4. Boys Fashion outfit 👦- $15
Waa maryo iskujoog ah oo innamada.
Available Sizes - *9-12 months, *1-2 Years *2-3 Years
WhatsApp 63 3802533
25/08/2022
Item 1. Maro-kaneecadi caruurta
1. Marakaneeco aad u qaadan karto Meelaha aad aadayso oo loogu talo galay dhalaanka u dhaxeeya (0-8 months)
Item 2, Door 🚪 Mat
2. Dacsado casri ah oo fashionable ah, soo jiidashyo heer sare ah leh, yaan laga dhamaysan🤩🤩
Call us on ☎️: +252633802533
WhatsApp📩 : +252633802533
11/07/2021
Limited Offers📢.
🚚
Maryo Tayo iyo Quruxba leh🥳Eid Collection🥶.
Available Size...
0 - 3 Months
3 - 6 Months
6 - 12 months
12 - 18 Months ( Sannad iyo badh ).
Hadda Dalbo, Hadda hel. H**e u gaadh Macmil🤩
19/04/2021
Limited Offers 🤯
Yaanay kaa dhamaan Macmil.
ITEM : Baby tight pants ITEM : Baby girl set
color: White & Orange
Size:
0-6 months 👶
7-12 months 🤱
1-2 years 👶
Contact us: 0633802533
WhatsApp: +252633802533
12/04/2021
Ramadan Mubarak to all our clients 🙏🏼
18/01/2021
😍🤩 Agabka Caruurta oo tayo iyo qurux ba leh ugu kaalay Baby Care
18/01/2021
Available Now😘 Limited offers.
1. 1-2 years ✅ Available colors: Pink,White, Black.
2. 6-12 months ✅ Pink,white and Black.
3. 3-6 months ✅ Pink, White and Black.
Contact us whatsapp 634002115
24/06/2020
Hadda Dalbo oo Hadda Hel!
Dhamaan Dharka iyo agabka caruurtu ku cayaarto.
19/06/2020
Macmiil waxad helaysa oo diyaara karbadihi Caruurta oo ka kooban 4 xabi, waana karbado waafiya oo suuf ah waraaq xiga.
16/06/2020
Dhaman Macamiishayada waxa aanu ugu bushaaraynayna Inaad halkan kaso dalban karto dhaman Maryaha, Canaha, Cuntoyinka, Agabka maaweelada Caruurta iyo waxyabaha khuseeya caruurta.
waxaanu idin ku soo dhaweynaynaa Gacmo furan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Main Road, Street NO. 1
Hargeisa