Talo same

Talo same

Share

Consulting people

Photos from Talo same's post 08/05/2025

Maanta oo khamiis ah waxa safar iskugu jira aqoon korodhsi iyo barashada dalka hooyo ugu anba baxay qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Dugsiga H/dhexe ee Naaso-hablood , sidoo kalena wax ka barta mchadka luuqada englishka ee Aqoon kaabe institute , safarkaas oo ahaa mid taariikhi ah

29/01/2025

Qalinkaa wax suureeya
Kugu sima halkaad doonto
Saaxiib kal furan weeye
Sunto fara ku hayntiisa
Waligaa ha sii daynin

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


150 Streat
Hargeisa
ILYASICC