Elite Tech
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Elite Tech, Information Technology Company, Hargeisa.
31/12/2024
Ku dhex lumay xusuustaada
Igu dhalisay weydiimo
Ku dheeraaday oo daalay
Dhigay oo jawaab waayey
Gedgedoonka Nolosha
Noloshu waa wejiyo badan tahay waa malin ay kaa farxiso iyo maalin ay ku deyriso, marka noloshu kuso dhaweyso ha u qaadan in aad weliga sida ahaan doonto sido kalena ha is odhan ka ay xumayso noloshu inu abidki sidas ahaan doono.
Laga yaaba in wakhti yar kadib ki ka hoseyey ku dhaafo adna aad dib u noqoto, aamin in noloshu aysan ahayn hal dhinac balse wejiyo badan tahay oo maalina kula jirto maalina qayrka la jirto.
Axmed Ismail Huriye
Wakhtiga dhalin yarnimada!
******************************
Wakhtiga dhalin yarnimadu waa wakhtiga ugu wanaagsan nolosha, hadii intad dhalin yar tahay aanad wax badan qaban, wax badan baran, wax badan dhididin, wax badan daalin, meelo kala duwan tagin adigoo markasta haysta xadhiga alle waligi is bedeli maysid hebal unbad ahaan balse hadad samaysato qorshe noloshada haga waxa hubal inad guulaysan doonto, waa hadii ay ku cadahay halka aad rabto tusale ahan shanta sano ee soo socda hadu alle igu simo halke raba inan gaadho, habke ban ku gaadhi kara, resources inte leeg ban u baahnahy si hadafkaas u xaqiijiyo qofka sidas u qorsheeya wa hubal inu gaadhi hadafkiisa.
Axmed Ismail Huriye
Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa HCTV u xaqiijiyay in lagu kala kacay shirkii Jabuuti.
Walal gabadhay is deji, War ileen tano kale๐๐
Ka mahad naq waxad maanta tahay, una halgan waxaad rabto inad noqoto.
_Huriye
02/06/2020
Inaad ku guulaysato rajadadaada nolosha waxa ka horaysa inaad u adkaysato jidka dhagaxa badan ee aad sii marayso si aad u gadho buurta korkeeda sare.
Hanbalyo dhaman dhalin yarta ka qalin jabisay kuuliyada carbiska ee shaqo qaran, waxan sidoo kale hanbalyeynaya madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo leh hindisahaas iyo hawl wadeena aanay la'aantood waxba hirgalen "shaqo qaran waa cudud qaran".
#2020
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
252