Kuwait Education Complex
من أجل بيئة تعليمية تربوية أفضل
For a better educational environment. Deegaan Waxbarasho Iyo Barbaarin kii ugu Fiicnaa
fasaxaa xagaaga oo farxad leh ...
17/06/2026
Kuwait Education Complex gaar ahaan Qaybta gabdhaha ayaa Si rasmi ah ugu soo dhamaadey Imtixaanka kala wareega Sanad Dugsiyeedka 2025 ilaa 2026
17/06/2026
Qaybaha Dugsiga Dhaxe ilaa Qaybta Barbaarinta ee Kuwait Education Complex ayaa Si rasmi ah ugu soo dhamaatay Imtixaanka kala wareega Sanad Dugsiyeedka 2025 ilaa 2026
17/06/2026
14 June 2026 Dugsiyada Sare ee Kuwait Education Complex gaar ahaan Qaybta inamada waxaa si toos ah ugu soo dhamaadey Imtixaanka kala wareega Sanad Dugsiyeedka 2025 ilaa 2026
01/06/2026
Maanta waxan xagaa kusoo gabagabeenay hayaankii waxbarasho taas oo an soo wadnay muddo 12 sanno ah imikana waxan sugnaaba waa imtixaanka qaranka
Kaasna alle ha nagu guuleeyo i.a dhamaanteen darajo inaga wada farxisana alle ha inala kulansiiyo
.. الله اكبر.. الله اكبر .. الله اكبر ..
...لا إله إلا الله...
الله اكبر كبيرا ... والحمد لله كثيرا ... وسبحان الله بكرة واصيلا
26/05/2026
Xaflada Ee Ka Qalin-Badelata Qaybta Barbaarinta Ee Dugsiyada Kuwait Education Complex
25/05/2026
Ardeyda Qaybta Barbaarinta Ee Dugsiyada Kuwait Education Complex ayaa sii sagootiyey Fasaladii Barbaarinta ee Mudada 3sano ay Dhiganayeen
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 13:00 |
| Tuesday | 07:00 - 13:00 |
| Wednesday | 07:00 - 13:00 |
| Saturday | 07:00 - 13:00 |
| Sunday | 07:00 - 13:00 |