Hafsa Bugaaxe
Hafsa Bugaaxe
01/07/2025
Sanaag waa Holcaysaa
Hagrashay Tabaysaaye
Allaw Roob ku Qabooji
Qarankii Hagrayoo
Hiilna way Tabtaysaaye
Allaw Roob ku Qabooji
Hanfi baa kugu leefi
Holac baa ka baxaayee
Allaw Roob ku Qabooji
Xafsa Bugaaxe
Ragg Ilma-ader ah oo xasuuso h**e ka sheekaysanaya kaftana dhex maray
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Kaah Maxamuud Xaashi
Gudoomiyaha Xusbiga Mucaaradka ee Kulmiye Mahamed Kaahin
Ex Maayarkii Burco Mohamed Muraad
H.jeclonimo🩸🤍
Xaga fanka ma ku eegnaa😁
04/05/2025
Xurmadle Suldaan Mahamoud Guleid Mire Awoowo waxaad Baal dahaba kaga suntanayd ood waliba kow ka ahayd Nabadaa La isla Qaatay waanan kugu bogaadinaynaa dhamaantayo khayrkaa iyo Axsaankaa aad fashay Dhiigaa Islaamka eed Dhiig joojinta ku mudaY
Alle ha ku barakeeyo miisaanka Xasanaadkana ha kuugu darro Allena k**a Dhigo mid inagu soo noqota Colaadaa aad maanta soo afmeertay adiga iyo muxtarimka Haldoorka Dhalinyarada Aqoonyahanka Haween waynaha Deegaakakan kuwaas oo isugu yimi Nabadaa maanta la wada qaatay Alle ha ka dhigo tii u dambaysaY Rabbina ha ka qabto Shaydaanka ka dhex Adeegaya
Cimri dheer iyo Caafimaad baan Alle kaaga Barinay Astaanta Nabadow Awoowo.🫡🙏
Xafsa Bugaaxe ✍️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa