Sagal Graphics

Sagal Graphics

Share

nooc kasta oo ku saabsan graphic design baad naga helaysaa soo dhawaw

06/08/2023

Cuntada noocee baad aad u jeceshahay

25/05/2023

Tilmaame caafimaad gaar ahaan hooyooyinka ☝

Nagu soo biir hooyo si aanu kuugu faaidayno
Waxaanu kaa caawin doonaa sidaad u ilaalin lahayd caafimaadka jidhkaaga iyo isku dheeli tirka nafaqooyinka jidhka xiliga uurka , xiliga dhalmada ka dib iyo ka hor
Riix link hoose si aad ugu soo biirto whatsapp keena mahadsanid❤☝
https://chat.whatsapp.com/DjLbOt2gP6AHwwar0Se4IM

Photos from Sagal Graphics's post 09/01/2023

Asc asxaabta Sagal Graphics waxaan idiin haynaa buugaag pdf ah oo idin anfacaya waxyaabo badana ka badalaya noloshaada
Markaad akhrisatana kuu iftiimin doona wadooyin badan ood noloshaada guul kaga gaadhi karto fikiro badan ayaanad ka dhaxli doontaa insha allaahAsc asxaabta Sagal Graphics waxaan idiin haynaa buugaag pdf ah oo idin anfacaya waxyaabo badana ka badalaya noloshaada
Markaad akhrisatana kuu iftiimin doona wadooyin badan ood noloshaada guul kaga gaadhi karto fikiro badan ayaanad ka dhaxli doontaa insha allaah

Sagal Graphics 08/01/2023

Soo dhawada dhamaan qofkastoo u baahan in loo sameeyo nashqado cusub oo ganacsigiisa ku haboon inshaa allaah design aad ku qanacdo ayaanu ku samayn dona

Page ka like noo saar mahadsanid

Sagal Graphics nooc kasta oo ku saabsan graphic design baad naga helaysaa soo dhawaw

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Hargeisa