Tanaad Computer Science College
Hoyga barashada culuumta casriga ah ee Computer iyo IT-ga π
Ugu kalaay aqoon itus oo itaabsiiya.
ππ’πππ π₯π¨π¨ π‘ππ πππ£π’π²ππ π°π¨π«π€π¬π©πππ πππ¨ππ ππ‘π¨ππ¨π¬π‘π¨π©
16/06/2026
Waxan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhamaan umadda islaamka meel kasta oo ay daafaha dunida kaga sugan yihiin curashada sanadka cusub ee hijriga awgeed.
Alle ha inagu gaadhsiiyo sanadkan sanadkiisa barwaaqo iyo badhaadhe, camal san iyo cibaado suuban.
#1448
13/06/2026
π₯ππ¦πππ₯ππ π ππ§ππ’ππ’ππ’ππ¬
Ma doonaysaa inaad si xirfad leh u diyaariso cilmi-baaris tayo leh?
Ku biir Research Methodology course oo baro:
β
Introduction to Research
β
Research Design
β
Problem Statement
β
Research Objectives & Questions
β
Literature Review
β
Sampling Techniques
β
Data Collection Methods
β
Questionnaire Design
β
Research Ethics
β
Data Analysis (Excel & SPSS)
β
Report Writing & Referencing
π― Ku habboon:
Ardayda Jaamacadaha
Qorayaasha Thesis
Researchers
NGO & Government Staff
π Ka baro aasaaska cilmi-baarista ilaa diyaarinta warbixin cilmiyeed oo dhammaystiran.
π Isdiiwaangeli maanta!
13/06/2026
π Baro Data Analysis β Xirfadda Mustaqbalka!
Ma doonaysaa inaad xogta u beddesho go'aanno sax ah oo qiimo leh?
β
Data Cleaning
β
Data Visualization
β
Microsoft Excel
β
SPSS
β
Real Dataset Analysis
β
Final Data Analysis Report
β
Presentation of Findings
π― Ku habboon:
β’ Ardayda Jaamacadaha
β’ Shaqo-doonka
β’ Ganacsatada
β’ Qof kasta oo doonaya xirfad casri ah
πΌ Hel xirfad suuqa shaqada looga baahan yahay!
Isdiiwaangeli maanta si aad u bilowdo safarkaaga Data Analysis.
π 063 4475917 I 063 4377820 |063 4424025
01/06/2026
π₯ DISCOUNT SUMMER COURSES
π FURSADDA FASAXA ARDAYDA! π
Ka faa'iidayso fasaxaaga adigoo kor u qaadaya aqoontaada iyo xirfadahaaga!
Koorsooyinka kala ah
β
Diploma of ICT
β
Graphic Design
β
CCTV CAMERA
β
CCNA
β
Mobile Repairing
β
Full Stack Web Development
β
Finger Printing
Ha lumin fursaddan qiimaha leh. Isdiiwaangelintu way socotaa hadda!
π 063 4475917 I 063 4377820 |063 4424025
"Fasaxaaga ka dhig mid faa'iido leh, mustaqbalkaagana maalgeli maanta!" πβ¨
29/05/2026
π’WAR-GALIN
Waxa lagu wargalinyaa dhammaan ardayda iyo macallimiinta in dib loo bilaabayo waxbarashadii iyo shaqadii caadiga ahayd kadib fasaxii Ciida.
π
Sabti 30 may 2026
π Waxaan idinka rajaynaynaa diyaar-garow wanaagsan iyo soo laabasho firfircoon.
26/05/2026
Ciid mubaarik
Kuliyada Tanaad Computer Science College waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa macaliimnta, walidiinta, ardayda iyo guud ahaan ummada islaamka meelkasta oo kaga sugan daafaha aduunka munaasibada ciidal adxaga awgeed.
Waxan Alle ka baryayeynaa inuu inaga aqbalo salaadii, soonkii, sadaqadii iyo dhammanba acmaashii suubanaa ee aynu samaynay.
25/05/2026
Ducada ugu fadliga badan ee lagu ducaysto maalinta carafo waa
ΩΨ§ Ψ₯ΩΩ Ψ₯ΩΨ§ Ψ§ΩΩΩ ΩΨΨ―ΩΩ ΩΨ§ Ψ΄Ψ±ΩΩ ΩΩΩΨ ΩΩΩ Ψ§ΩΩ
ΩΩΩ ΩΩΩΩ Ψ§ΩΨΩ
Ψ―ΩΨ
ΩΩΩ ΨΉΩΩ ΩΩ Ψ΄ΩΨ‘Ω ΩΨ―ΩΨ±
Allow soonka, salaada, sadaqada, ducada iyo quraan akhriskba ha inaga aqbalo.
25/05/2026
#ππ¨π¦π©π₯πππ #ππ’π©π₯π¨π¦π π¨π #πππ
Tanaad Computer Science College waa Kuliyad Casriya, oo lagu barto cilmiga -ka iyo -ga Oo loo agaasimay si heer sare ah, Lagu saleeyay nidaamkii ugu dambeeyay ee hada dunida Laga isticmaalo oo ah Iyo wada socda.
Waxaanay kuliyadu Qaadanaysaa Coursooyinka Kala ah
Barashada -GA waxaanad ku qaadan doonta
Koorsooyinka kala ah :-
β
Hardware & Troubleshooting
β
Multimedia
β
Web Design
β
Network Essentials
β
SQL server Database
β
C # Programming.
β°Wakhtiga la helayaaa waa Galinka h**e dambe iyo Habeenkii.
βwaxa si rasmiya u bilaabay isdiwan galinta ama Qorista Ardayda cusub.
π 063 4475917 | 063 4424025 | 063 4377820
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Near Telesom Headquater 1
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 21:00 |
| Tuesday | 08:00 - 21:00 |
| Wednesday | 08:00 - 21:00 |
| Saturday | 08:00 - 21:00 |
| Sunday | 08:00 - 21:00 |