Dheelitira Collection

Dheelitira Collection

Share

This is the real page Dheelitira Collection

Photos from Dheelitira Collection's post 18/03/2026

Asc asxbta meherada Dheelitira Collection waxay qiimo dhimis balaadhan idiin ku samaysay kabihii hablaha iyo hooyooyinka ba soo dhawada ku soo dhawada dheelitira oo aad ugu imanaysan qiimo dhimis balaadhan iyo kabo tayo leh

Dheelitira collection waxay ku taala jigjiga yar gaar ahaan taani mall gudihiisa mall ku wuxu ku xiga safari hotel ama naga la soo xidhiidha tel:63 4229788 wad mahadsan tihiin.

Photos from Dheelitira Collection's post 16/03/2026

Asc asxbta meherada Dheelitira Collection waxay idiin haysa boorsooyinkii oo aad ku helayso qiimo walba oo hayntaadu tahay hadaba habloo ku soo dhawada meherada dheelitira oo aad ugu imanaysan qiimo macquul ah iyo boorso aad ku xaragooto oo tayo leh

Meheradu waxay ku taala jigjiga yar waxan deganahay taani Mall gudihiisa waxan ku xigna safari hotel ama naga la soo xidhiidh tel:63 4229788

Mahadsanidiin.

08/03/2026

Meherada Dheelitira Collection ugu kaalaya cabayadihii, toobabkii, kabahii, boorsooyinkii iyo buluukatigii dadka Waa weyn sidoo kale ciida waxan idiin keena dharka iyo kabaha caruurta wiilal iyo Gabadha ba

10 ka danbe ramadaan waxan idiin galinayna meherada discount ee ha moogaanina

Meheradu waxay ku taala jigjiga Yar taani mall gudihiisa waxan ku xigna safari hotel ama naga la soo xidhiidha tel:63 4229788

Mahadsanidiin.

03/03/2026

Asc habloo meherada Dheelitira Collection waxay idiin keentay safarkii ciida oo ka kooban xijaab caruusyaadii cabayadihii waxad ku helaysan qiimo macquul ah oo idiin raaligaliya soo dhawada

Meheradu waxay ku taala magalada hargaysa gaar ahaan xafada jig jiga yar waxan deganahay taani mall oo waxan ku xigna safari hotel hadii kale naga la soo xidhiidha tel:⁨+25263 4229788⁩ wad mahadsan tihiin

Photos from Dheelitira Collection's post 26/02/2026

Asc habloo meherada Dheelitira Collection waxay idiin keentay safarkii ciida oo ka kooban xijaab caruusyaadii cabayadihii iyo tobabkii waxad ku helaysan qiimo macquul ah oo idiin raaligaliya soo dhawada

Meheradu waxay ku taala xafada jig jiga yar waxan deganahay taani mall oo waxan ku xigna safari hotel hadii kale naga la soo xidhiidha tel:63 4229788 wad mahadsan tihiin

22/02/2026

Xijaab caruuskii xaragada ugu kaalay meherada dheelitira_collection_ ama soo wac +252634229788

Photos from Dheelitira Collection's post 21/02/2026

Asc ramadaan mubaarik asxbta meherada Dheelitira Collection waxay idiin keentay safarkii ciida ee caruurta waxad ugu timaadan dhar qurux badan iyo qiimo macquul ah idam Allah

Meheradu waxay ku taala jig jiga yar gaar ahaan waxan deganahay taani mall oo ku xiga safari hotel ama naga la soo xidhiidha tel:63 4229788 call iyo WhatsApp ba idam Allah

Wad mahadsan tihiin.

10/02/2026

Dheelitira Collection diyaar bay idiin ku yihiin ama soo wac

10/02/2026

Dheelitira Collection ayay diyaarin idiin ku yihiin ama soo wac 63 4229788

Meheradu waxay ku taala xafada jigjiga yar safari hotel ban ku xigna, waxan dhex deganahay taani mall gudihiisa.

08/02/2026

Dheelitira Collection 63 4229788 soo dhawada macamiil

Photos from Dheelitira Collection's post 13/09/2025

Asc habloo meherada Dheelitira Collection waxa inoo diyaara safarkii cusba ee cabayadaha oo tayo iyo qurux ba leh qiimo macquul ahna aad ugu imanaysan
Waxad naga la soo xidhiidhan tel:0634229788 ama WhatsApp ka ⁨⁨63 4229788 ⁩

Meheradu waxay ku taala hargaysa gaar ahaan xafada jig jiga yar waxan dhex deganahay taani mall waxay Isku xigaan safari hotel

Mahadsanidiin.

Photos from Dheelitira Collection's post 12/09/2025

Asc habloo ku soo dhawada meherada Dheelitira Collection waxa inoo yimid safar cusub oo cabayada ah waxad noogu timaadan cabayado tayo leh iyo qiimo macquul ah oo idiin raali galiya

Meheradu waxay ku taala hargaysa gaar ahaan xafada jig jiga yar waxay u dhawdahay dab ba I maray waxan dhex deganahay taani mall gudihiisa ama waxad naga la soo xidhiidhan tel:0634229788 call iyo WhatsApp ⁨63 4229788⁩ ba insha Allah

Wad mahadsan tihiin

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa