Codsan Academy

Codsan Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Codsan Academy, Comedian, Hargeisa.

Kooxda Hiddaha iyo Dhaqanka Ee Codsan Academy waa Koox Fadhigeeddu yahay Magaaladda Hargeisa kana,Koobban ,Abwaanno,Mullaxameysteyaal,Musician, Saxafiyiin, Iyo Dhaanteyste-yaal.

19/01/2025

Kooxda Codsan Academy

12/01/2025

Kooxda Hiddaha iyo dhaqanka ee Codsan Acadmey

03/01/2025

Ogaysiis: Qaadashada Ardayda Cusub ee Codsan Academy

Ururka hidaha iyo dhaqanka ee Codsan Academy (Hargeysa iyo Gabiley) wuxuu si rasmi ah ugu dhawaaqayaa qaadashada arday cusub oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee bulshada.

Fursadani waa mid u furan:

Rag iyo dumarba, kuwaas oo xiiseynaya barashada iyo korinta dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed.

Xilliga Diiwaangelinta:

Bilowga: 3-da Janaayo 2025

Dhamaadka: 18-ka Janaayo 2025

Goobaha Diiwaangelinta:

1. Hargeysa: Xarunta Codsan Academy ee Hargeysa

2. Gabiley: Xarunta Codsan Academy ee Gabiley

Nagala soo xidhiidh:

Email: [email protected]

Hargeysa:

0638002032

0636426625

0634238072

Gabiley:

0636323127

0636015456

0672013084

Fadlan si degdeg ah u soo gudbi codsigaaga si aad uga mid noqoto ardayda fursadda qaaliga ah ee lagu baranayo dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed.

Codsan Academy – Ilaalinta iyo horumarinta Dhaqanka Soomaaliyeed!

24/12/2024

Kooxda Hidde iyo Dhaqanka ee Codsan Academy

21/12/2024

DHAANTO

Photos from Codsan Academy's post 01/12/2024

Marti-qaad Rasmi ah

Ururka Dhalinyarada ee Hidaha iyo Dhaqanka - Codsan Academy
Waxaanu si sharaf leh kugu martiqaadaynaa habeenka walaasheen Yaasmiin Ibraahim Cali Daahir, oo inoo soo bandhigi doonta barnaamij lamagac baxay:


Barnaamijkan, Yaasmiin waxay kaga hadli doontaa waaya-aragnimadeedii nolosha, marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay, iyo fariimo dhiirigelin leh oo mudan in la dhegeysto.

Waxaanu si xushmad leh kuugu casuumaynaa inaad nagala soo qayb gasho:

Goobta: Maktabadda Qaranka, Gabilay

Goorta: Khamiis (habeenka Jimcaha soo galayso)

Taariikhda: 05/12/2024

Saacadda: 7:30 fiidnimo

Fiiro gaar ah: Mudane iyo Marwo, kasoo qayb-galkaagu waa muhiim waana sharaf noo ah inaad nala joogto.

Photos from Codsan Academy's post 27/11/2024
27/11/2024

Ku soo dhawow dhalinyarada Hidaha iyo dhaqanka Jamuriyada somaliland
Ee codsan Academy
Fadlan soo Tilmaamaha si aad nooga mid Noqoto Mahadsanid

15/11/2024

INNAA LILLAAHI WA INNA ILEYHI RAAJICUUN.

Waxa uu Ururka Hiddaha Iyo dhaqanka ee tacsi tiiranyo lrh u diryaa qoska qaraabada ,bagda dhaqanka ,waayeelka ,iyo dhamaan shacbiga somaliland ee uu ka baxay madaxweynihiii 4aad ee somaliland Axmed Maxamed maxamuud (siilanyo)

Runtii waa geeri xanuun badan, murugo iyo tiiraanyo leh, waxa aan tacsi u dirayaa dhammaan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo uu caawa ka baxay ALLE ha u naxariistee Madaxweynihii 4aad ee h**e ee Jamhuuriyadda Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo xaqii ugu yimid caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

Marxuumku waxa uu ahaa Madaxweyne h**e oo lagu xasuusto dawladnimo taabagashay, damalnimo, dulqaad, iyo dad isku wad, Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland u soo shaqeynayey noloshiisa oo idil.

Ilaahay waxa aan uga baryayaa in uu ku abaaliyo Jannatul-firdowsada sare, innaga dhammaanteen innaga wada siiyo samir iyo iimaan saadaq ah. Aamiin.

Photos from Codsan Academy's post 08/11/2024

😭Tacsi Tiiraanyo Leh.😭

Dhamaan Urura hidaha iyo dhaqanka ee Codsan academy Iyo Maamulkooda Waxa ay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan saydomar siciid haybe Oo uu xaley Aptigii ku dhintay casimada soomaaliland ee Hargeisa

Alle waxa aanu Uga Baryeynaaa inuu Su'aalaha u Fudaydiyo, Qawlka Saabidka ahna ku sugo.

Allena Samir Iyo Iimaan Saadiqa Haka Siiyo Ehelkii Iyo Asxaabtii ay Ka baxay

إنا لله وإنا إليه راجعون.
البقاء لله.```

Photos from Codsan Academy's post 19/10/2024

Reer GEPILAY0W PUZHAARAAN IDIIN WADAA WAA CODSAN ACADEMY

Waxaanu gurigiinii idiinku keenay kuwii madalkasta wakhtikasta idin qurux lahaa idin shidi lahaa kuw0 aad ku dareemi lahaydeen jawi degan 00 aad izkula hezhaan g0p0lkaa cagaaran iy0 jaantaa Quruxda padan ee h**e L00 araG inader z00 dhawayn pallaadhan laydinka rapaa impadan iwaydiisee dee waanagaa guriGiinii idiinku keenay 🥰

Dhawaan iy0 xadhiG kajarka qayptii 2aad📌

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Hargeisa