Maan Graphics

Maan Graphics

Share

"Baro Xirfad Si Aad Bari Ugu Shaqayso"

03/01/2024

.....

Kuliyada
Waxay Bilaabaysa Fasalo Cusub Oo Lagu Baran Doono Xirfadaha Iyo Ee Graphic design ka Iyo Video Editing ka.
Kuwaas Oo Dhamantodba Lagu Sameeyay % Oo Ah Inaad oo Wada Socda Ku Iibsan Kartid ($15) ka liya.

"Hadaba Ardayda Laqaadanaya Way Kooban Yihiin Ee Fadlan H**e Isku Diwaan Gali"

Wixii Faahfahin Ama Warbixin Dheerad ahna Nagala Soo Xidhiidh..
WhatsApp Number kan +252 63-4607446

30/12/2023

✅ GRAPHIC DESIGN ✅
BUSHAARO... BUSHAARO... BUSHAARO
Majeceshahay inaad Barato Xirfadda (NASHQADAYNTA)
Madoonaysa Inaad Ka Mid Noqoto Dadka Ku Shaqaysta Xirfada
(GRAPHIC DESIGN-KA)...
Haday Jawaabtaadu Tahat HAA.
Waxa Uu Bilaabayaa Fasalo Cusub
Oo Lagu Baran Doono (Adobe Photoshop cc 2023) & (Adobe illustrator cc2023).

$12 Oo kaliya
yes
2 bilood

Inta Uu Cours-ku Socdo Waxa Lagu BAran Doonaa
Loo Sameeynaayo Designs-ka .
🟠INTERFACE OVER VIEW
🟠ROLL UP- DESIGN
🟠BANNER DESIGN
🟠CERTIFICATE DESIGN
🟠LOGO DESIGN
🟠BUSINESS CARD DESIGN
🟠ID CARD DESIGN
🟠INVITATION CARD DESIGN
🟠FLAYER DESIGN
Export Image and More.....

"Ardayda Laqaadanayaa Way Kooban Yhihiin Ee Fadlan H**e Isku Diwaan Gali"

Waa Taadi Ee Ka fa'idayso.

📲Whatapp Numper 063-4607446

27/12/2023

Sidee ayuu u shaqeeyaa xayeysiinta Facebook?

Maanta Facebook waa mid ka mid ah aaladaha ugu wanaagsan ee dhijitaalka ah ee loogu talagalay xayeysiinta, badanaa waxaa ugu wacan waxtarka gaaritaankiisa iyo, sidoo kale, soo celinta maalgashiga (ROI) ee laga heli karo ololeynta shabakaddan bulshada.
Xaqiiqdii, waxaa jira tirakoob ku saabsan nidaamkan oo si fiican u kala sarreeya. Gaar ahaan, waxaa jira tirakoob ka socda eMarketer, oo sheegaya in 96% dhammaan suuqleyda warbaahinta bulshada ee ka qaybqaatay sahaminta ay u tixgelinayaan Facebook inuu yahay kan ugu wanaagsan uguna waxtarka badan warbaahinta bulshada.

25/12/2023

Dhamaan Azhpta Ku xidhan Channel ka   ​
Si aad ula socotan xogta courses ka.
Kusoo biira group WhatsApp kan.
https://chat.whatsapp.com/L3gR2czbLY2BX2ocfdYQcN

BARO XEELADAHAN EDITING KA | TRANSITIONS VIDEOS | Maan Graphics 2023 10/12/2023

Muqal xiso badan hada kaso dawo
Linkgan hoose👇
https://youtu.be/Uk9HH-OfVxA?si=RkjzlnBjAe2Jc5ao

BARO XEELADAHAN EDITING KA | TRANSITIONS VIDEOS | Maan Graphics 2023 https://www.facebook.com/maanacademytechnologyKu Soo Dhawaw Madal Aqooneed Lagu Barto Xirfadaha GRAPHIC DESIGN-KA , VIDEO EDITING...

SIDA LOO SAMEEYO | POSTER DESIGN JUMCA MUBARAK | Maan Graphics 2023 01/12/2023

ASC zhpaya.
Wan so galinay muqalki aad codsaten YouTube ka.
Ee Ku sabsana qabka ama sida loo sameeyo poster design jumca Mubarak.
Linkgn Jason dawo.
https://youtu.be/PPAPm8djqHM?si=tx0nSiPOujt4knis

SIDA LOO SAMEEYO | POSTER DESIGN JUMCA MUBARAK | Maan Graphics 2023 https://www.facebook.com/maanacademytechnologyKu Soo Dhawaw Madal Aqooneed Lagu Barto Xirfadaha GRAPHIC DESIGN-KA , VIDEO EDITING...

20/11/2023

Dhamaan Azhpta Ku xidhan Channel ka ​
Si aad ula socotan xogta courses ka.
Kusoo biira group WhatsApp kan.
https://chat.whatsapp.com/L3gR2czbLY2BX2ocfdYQcN

10/11/2023

✅ GRAPHIC DESIGN ✅
BUSHAARO... BUSHAARO... BUSHAARO
Majeceshahay inaad Barato Xirfadda (NASHQADAYNTA)
Madoonaysa Inaad Ka Mid Noqoto Dadka Ku Shaqaysta Xirfada
(GRAPHIC DESIGN-KA)...
Haday Jawaabtaadu Tahat HAA.
Waxa Uu Bilaabayaa Fasalo Cusub
Oo Lagu Baran Doono (Adobe Photoshop cc 2022) & (Adobe illustrator cc2022).

$12 Oo kaliya
yes
2 bilood

Inta Uu Cours-ku Socdo Waxa Lagu BAran Doonaa
Loo Sameeynaayo Designs-ka .
🟠INTERFACE OVER VIEW
🟠ROLL UP- DESIGN
🟠BANNER DESIGN
🟠CERTIFICATE DESIGN
🟠LOGO DESIGN
🟠BUSINESS CARD DESIGN
🟠ID CARD DESIGN
🟠INVITATION CARD DESIGN
🟠FLAYER DESIGN
Export Image and More.....

"Ardayda Laqaadanayaa Way Kooban Yhihiin Ee Fadlan H**e Isku Diwaan Gali"

Waa Taadi Ee Ka fa'idayso.

📲Whatapp Numper 063-4607446

07/11/2023

NEW COURSES | GRAPHIC DESIGN & VIDEO EDITING | Maan Graphics 2023

27/10/2023

COURSE VIDEO EDITING | ADOBE PREMIERE | HADA IS DIWAN GALI | +252 63-4607446 | Maan Graphics 2023

SIDEE U BARAN KARTAA XIRFADDA | GRAPHIC DESIGN KA | Maan Graphics 2023 25/10/2023

Hada kasoo dawo link ga hoose.
https://youtu.be/XQYnu7MuuLY?si=H1_Rg84-glggdRlY

SIDEE U BARAN KARTAA XIRFADDA | GRAPHIC DESIGN KA | Maan Graphics 2023 https://www.facebook.com/maanacademytechnologyKu Soo Dhawaw Madal Aqooneed Lagu Barto Xirfadaha GRAPHIC DESIGN-KA , VIDEO EDITING...

20/10/2023

NEW COURSES GRAPHIC DESIGN & VIDEO EDITING | HADA IS DIWAN GALI | +252 63-4607446

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeisa
DEG31MAY