Sky Optical
Ku soo dhawaada Sky Optical. Waxa aad ka heli doontan muraayaddo qiimo jaban, tayo wanaagsanna leh.
02/07/2023
Sky Optical, waxa aad ka helaysa frames tayo iyo qurux ba leh, waxa kale oo aad qiimo jaban ku helaysa muraayadihii indhaha oo cabir kasta leh.
Tell: 0634250624
Goobta: Hargeisa, Calaamadda gaar ahaan Gacanta.
24/06/2023
Ku soo dhawaada Sky Optical, waxa aanu idiin haynaa frames tayo iyo qurux ba leh, sidoo kale dhammaan cabirada kala duwan ee indhaha iyo muraayadaha celiy iftiinka cadceeda, telefoonada iyo computerska ayaanu idiin haynaa.
Tell: 0634250624
Location: Hargeisa, Xaafaddda Calaamaddaha, gaar ahaan Gacanta ayaanu ka xigna dhanka dallacaadda Ceel-geeye.
24/04/2023
Qiimo dhimis 30% ah ayaan kuugu samaynay muurayadaha indhaha, noocyadooda kala duwan, waxana aannu kuugu samaynaynaa Frameskan tayada iyo quruxda ba’ leh. Sidoo kale goobta waxa aad ka helaysa cabirkii indhaha oo bilaash ah.
Muddada qiimo dhimistu waa 24/04/2023 illaa 10/05/2023.
Contact: 0634250624
Location: Xaafaddda Calaamaddaha, gaar ahaan Gacanta ayaanu ka xigna dhanka dallacaadda Ceel-Geeye.
31/12/2022
Qiimo dhimis 30% ah ayaan kuugu samaynay muurayadaha indhaha, noocyadooda kala duwan, waxana aannu kuugu samaynaynaa Frameskan tayada iyo quruxda ba’ leh. Sidoo kale goobta waxa aad ka helaysa cabirkii indhaha oo bilaash ah.
Muddada qiimo dhimistu waa 24/04/2023 illaa 10/05/2023.
Contact: 0634250624
Location: Xaafaddda Calaamadda, gaar ahaan Gacanta ayaanu ka xigna dhanka dallacaadda Ceel-Geeye.
06/12/2022
Sky Optical, waa xarun cusub oo lagaga furay Xaafadda Calaamaddaha, gaar ahaan waqooyiga GACANTA, ama ba dallacaadda Ceel-geeye. Xarunta waxa aa aad ka helaysa Frameskan oo tayo iyo qurux ba leh, waxa kale oo lagaga iibinaya muraayadaha indhaha cabiradooda kala duwan qiimo ku raali gelin doona Insha Allaah (30%discount).
Contact: 0634250624
27/10/2022
Ku soo dhawaada Sky Optical. Waxa aad ka heli doontan muraayaddo qiimo jaban, tayo leh, isla jeerkanna qurxinaya wajigaaga. Waxa aan kuu qaban doona cabirka indhaha iyo daawaynta xanuunada ku dhaca indhaha. Xaruntu waxa lagugu adeegaya labada gelin ba’.
Tell: 4026707
Location: Xaafadda Calaamadda, gaar ahaan dallacaadda Ceel-Geeye.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 21:00 |
| Tuesday | 07:30 - 21:00 |
| Wednesday | 07:30 - 21:00 |
| Thursday | 07:30 - 21:00 |
| Saturday | 07:30 - 21:00 |
| Sunday | 07:30 - 21:00 |