MiyirView

MiyirView

Share

Miyirview, nagu soo biir. Logo, building creative new Brand, Barchures, flyer, ID cards and other.

26/04/2026

Sicirbararka Soomaalilaan iyo Saameyntiisa

21/03/2026

Beentii miyuu AI fududeeyay: Isku qasanka runta iyo beenta

17/03/2026

Jabuuti iyo Soomaalilaan: Milicsi

13/03/2026

Halkee Tahraan taagan tahay?

15/01/2025

Qaybta koobaad ee soo aaddan; 12-ka qaab ee jelddiyada loo dhigo. Dhawaan, barnaamishkeennii Jeldiyada buugta quseeyay. 😍

11/01/2025

Waa hordhacii; Fanka Jelddi Samaynta buugaagta...

18/04/2024

Habeen wanaagsan dhammaantiin saaxiibbayaal, waxaan dhawaan idin la wadaagi doonnaa qoraalkan "Kaftan cawaaneed" oo Warfaa M Beyle qoray, cod ahaan.

"....Dabadeed waxa ay ila noqotaa in duniduba tahay madxaf, dadkuna wadar ahaan yahay hal-abuur rabbaani ah oo uu Eebbe fannaanimadiisa ku muujiyey; ama lawxadda Siryaaliga ah "Surreal Art", ee madaxfka nolosha ugu managedsan. Markaas ayaan u banbaxaa xujofurka halxidhaalihii dadnimada ee uu Fyodor walaalkii Mikhailovic kula dardaarmayey inuusan ka daalin toyashadiisa, ee uu lahaa: "Asalkaba dadku waa xujo, aan ka maarmin furdaamin e, haddiiba aad cimrigaaga oo dhan geliso xujofurkaas, ha u qaadan in aad wakhtigaagii ku loofartay, waayo waxa aan isugu lurayo halxidhaalaha "dadnimada" waxan aan rabaa inaan noqdo qof aadame ah."

26/03/2024

Waa qaybtii labaad oo ah qaybtii u dambeysay sheekada 'Cirro-Gilgil' Halkan ka dhegayso; https://youtu.be/pMfsyMXvf8Y

Warfaa qoraalladiisa codeynaha ah ee idin soo gaadha saaxiibbo badan baa na weyddiiya meel laga heli karo yagoo qoraal ah. Taas na isku ma hawllo badanka oo waa hawl qoraaga u taal laakiin, warka markii aannu gaadhsiinnay qoraaga, in waxqabadyadiisa la danaynayo, wuxuu noo sheegay; in uusan qeexi karin waxa ay ku dhacday saasi oo haleel la'aan iyo in uu san baraha bulshada isticmaalin loo badin karo, raalligelinna uu ka bixinayo.

Qoraallada loo gu raadinta badanyahay waa saddexdan; Gorfeynta heesta Haatuf, Waa iska xaal adduun, Geeri Macnaleh iyo Cirro-Gilgil oo hadda ah. Haddaba, qoraalka 'Waa iska xaal adduun' waxaad ka helaysaan mareegta RAADREEB, inta kale na halkan kala deg.

Gorfeynta heesta Haatuf; https://drive.google.com/file/d/15PU2tJ2qouZ8VE_74inO2QjDIYsuMHP_/view

Cirro-Gilgil; https://drive.google.com/file/d/1IaLHt6gxreuPRl0CVuamcKijx8rU7D1G/view

Geeri Macnaleh; https://drive.google.com/file/d/14VsuFqgZSHtndh0xkLjoXv5zINCftzCT/view

Mahadsanidiin...

21/03/2024

CIRRO-GILGIL, qaybtii koobaad iyo qalinkii Warfaa; https://youtu.be/_nLICIPE_TQ?si=ondjl2cUe4L3q-li

16/02/2024

Jimca wanaagsan 😍

Waa naga dhanyahay dhambaalkii Mooge Umal qoray ee "Dhooleey!"
Halkan ka dhegayso; https://www.youtube.com/watch?v=ZaL2snnKOIg
Gaadhsii saaxiibadaada kale, mahadsanidindiin

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa