Garab creative
Freelancer
(vedio editor)
(graphic designer)
Direct massage ⬇️
+252907446104
31/07/2026
Waxaan shacabka reer Puntland ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Agoosto, oo ah maalinta ay ku beegantahay aas-aaska Dowladnimada Puntland.
waxaan ummadda reer Puntland kula dardaarmayaa inay ilaashadaan nabadda, midnimadda, horumarka iyo barwaaqada 28-ka noqotay Sidoo kalena ciddi isku daydana inay wax yeelayso ay hal dhinac ooga soo jeestaan
Mar labaad Hambalyo 1-da Agoosto.
29/07/2026
Hambalyo dhaman umada reer waqooyi bari.
sanad guuradi 1aad ee aas-aaska Dawladda waqooyi bari
Hambalyo Hambalyo
27/07/2026
Taxanaha Amniga Cuntada iyo Dhaqaalaha Dalka.
23/07/2026
Madaxweynayaashi soo maray D.Puntland 1998-2026.
Madaxweyne ku xigeenadii soo maray D.Puntland
1998-2026
Gudoonkii Barlamaanka soo maray D.Puntland 1998-2026
Kuma ayuuu ahaa madaxweynaha ku Garadsatay isagoo xilka haya ?
Puntland State House VP Office Puntland Puntland Parliament
06/07/2026
GARAB CREATIVE | PORTFOLIO
Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno
Portfolio-ga Garab Creative—ururin ka tarjumaysa hal-abuurkeenna, tayada shaqadeenna, iyo mashaariicda aan si guul leh u hirgelinnay.
Portfolio-gani wuxuu muujinayaa sida aan uga
caawinno ganacsiyada, hay'adaha, iyo summadaha inay yeeshaan muuqaal xirfad leh oo la jaanqaadaya heerarka casriga ah.
Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
• Brand Identity
• Logo Design
• Social Media Design
• Company Profile Design
• Marketing Materials
• Vedio editing
• Media Flyers Desing
• Iyo adeegyo kale oo dhanka Graphic Design-ka ah.
Naqshad kasta oo aan abuurno waxay ku saleysan
tahay hal-abuur, istaraatiijiyad, iyo fahamka baahida macaamilka, si loo gaaro natiijo muugaal ahaan soo jiidasho leh isla markaana saameyn waarta reebta.
Waxaan idinku casuumeynaa inaad daawataan
Portfolio-gayaga oo aad la kulantaan tayada iyo hal-abuurka ay ku dhisan tahay Garab Creative
Mahadsanidiin ❤️
30/06/2026
1 Luulyo Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynenaa sanad Guurada 66 aad ee kasoo wareegtay maalinkii ugu horeesay ee calan soomaaliyeed oo xor ah laga taago ciida soomaaliyeed 🇸🇴❤️
28/06/2026
Garab Creative Marwalba waxay diyaar kuula tahay adeegyo casri ah oo ku qanciya ganacsigaaga kor na uqaadaya macaamishaada .
Waxan kaala shaqaynaysaa in ganacsigaagu
noqdo mid casri ah oo soo jiidasho leh .
waxan kuu samaynaya doona adeegyadan:
🎨 Full Branding
📱 Digital Marketing
🎥 Video Editing
🖌️ Event Brand Design
👉 Whatsapp : https://wa.me/252907446104
05/05/2026
Badhan Vc Galkacayo yaad isleedahay galabta Garoonka guul bay kala caraabaysaa saadaashiina soo @ #
11/02/2026
just order 🖐️
Category
Website
Address
Garowe
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Garab creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.