Nadaara Optics

Nadaara Optics

Share

Nadaara Optics and eye care based in Garowe Somalia

31/07/2026

Hambalyo dhamaan shacab ka rer puntland

28/07/2026

Nadaara Optics 👓 😱

QIIMO DHIMIS GAAR AH – 30% DISCOUNT! 🔥
Kaliya waxay soco naysa 5 days. Only
Ku eeg. AUGOST 2

Nadaara Optics waxay kugu tala gashay sanad guurada . Puntland ow geed 30% qiimo dhimis ah dhammaan muraayadaha indhaha . Xaragadaba.
Ku eeg 1 Augost

Ha seegin fursaddan mihiimka ah!
Kaalay maanta oo ka faa’iidayso qiimo dhimis 30% ah.

📍 Goobta:) puntland. Garowe -
📍guureeye road
Ama ka so horjeedka Ethiopian airline xafiiskoda


📞 La xiriir: (907795468 , 7187875 )

Nadaara Optics– Aragti Cad, Qiimo Wacan! ✨

Photos from Nadaara Optics's post 30/06/2026

Frames cusub oo rag iyo dumarba leh ayaa kuugu diyaara Nadaara Optical And Eye care.

wadada guureeye kaso horjeedka xafiiska eithopian air line ana wac

7187175 7795468

Photos from Nadaara Optics's post 02/06/2026

# Xarragadu waa u dhalasho! 🌟

Muraayadda saxda ah waxay beddeshaa muuqaalkaaga oo dhan. Soo iibso muraayadaha sunglasses-ka ee ugu quruxda badan magaalada.

📍 Waxaan ku yaallaa: guureeye road]
📞 Nagala soo xiriir: [907157179 ,7795468,

.

Photos from Nadaara Optics's post 18/02/2026

Macmiil waxaan kuu keennay dalab cusub VIP Glasses 🕶️.

Nagu soo booqo xaruntayada Garowe, jidka Guureeye.

0907157179

17/02/2026
Photos from Nadaara Optics's post 25/11/2025

DALAB CUSUB 🎊🚨👓

Nagu soo booqo Xarunta NADAARA OPTICS, Garowe. Waxaad ka heli doontaa muraayada u qalama xaragadaada.

Kasoo horjeedka xafiiska Ethiopian Airways.

Whats’app: 0907187179

16/11/2025

Ku soo dhawoow muraayadaha casriga ah ee ilaalinaya indhahaada isla markaana ku siinaya muuqaal soo jiidasho leh!
✨ Stylish, raaxo leh, oo u adkaysata qorraxda kulul!
💯 Ku habboon socodka maalinta, safarrada, iyo muuqaal qurux badan oo maalinkasta

Photos from Nadaara Optics's post 12/08/2025

✨ Okiyaalo cusub ayaa yimid! Qaabyo casri ah, midabyo kala duwan, iyo qiimo qof walba uu gaari karo. 👓

😎 “Indhaha ha u daayin qorraxda – u daa okiyaasha cusub ee fashion-ka ugu dambeeya.

Macmiil welcome NADAARA OPTICs kala soo xiriir

Tell: 0907187175,0907187179

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Jidka Islaam Mohamed, Opposite Of Ethiopian Airways Office
Garowe
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 22:00
Tuesday 07:30 - 22:00
Wednesday 07:30 - 22:00
Thursday 07:30 - 22:00
Friday 07:30 - 22:00
Saturday 07:30 - 22:00