Mahad bodbode
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mahad bodbode, Writer, Garbahaarrey.
✊️
Xog-hayaha gudomiyaha Degmada baladxawo ahna suxufiga TV'ga qranka uga hawlgala baaladxawo Abdiwahab Sheikh Abdirahman ayeynu ku dhex socdaalnay fiyaalaha magaalada nabada allaha noo ziyaadsho
🙋♂️
Talo, Dardaaran, waaya Aragnimo, io Odaynimo ku dabaqan Aqoon ayaynu kaaa dhaxlenaa Ader mahdsnid👏
Alxmdllh calaa kuli xaal👏
Waxaa mahad oo idil iskaleh allah
Tani waa tariikh wayn oo alle nagu galladay waxay bardhere yeelatay Maktabadda Guud ee culuumta diiniga io maadigaba aan ka heli karno Alxmdllh waxaan alle ka rajeenayaa mid aan kuwada intifaacno inuu alle inoga dhigo idimka alle🙋♂️
Maalin taariikhi ah!.
Kulanka Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Baraarug ee dagmada bardhere iyo Gudoomiye Juweria Mohamud Mohamed 👏
Dhalinarada waa udub dhaxaadka bulshada.👏
Camalada kheyriga ah ee bulshada wax tari karaya waan ugu h**eyn Afiyo Adimba idimka alle✊🏽🙋♂️
Xarrifkiii Abdinoor oyaaaye ahaa inuu Isla hadluu bilaabay😀😀🫵
Inankaan wuxu ku magac dher yahay
wuxuu kamid yahay dhalinyarada magaalada baardhere Fariintiisan runtii dareen gooni ah ayey xabaarsantahy fadlan ila share gareee🙋♂️
Gocasho!!!
Ree baardhere Badi bulshada dhinaca galbeed waxay la daala dhacayaan amba tabayaan xornima socodkii Bari h**e la waaye ee buunda la'aanta Naga dhigay
Ardayda waa ubaxa ama jiilka aadka loga taxadro dunida oo dhan balse kuwa-yaga waxey ku jiraan duruufo badan oo ay wax ku bartaan haatan.!
Waxaa intaas dheer inta xanuusaneesa ama da'da ahi ee maalin iyo habeen aanan ka maarmin dhinac Bari ee magaalada oo ah xudunta magaalada ee laga helo wax walbo oo aasaasi ah
Baaq dhinac walbe ah.
Alle ayaa mahdleh oo wax walbe samen kara Eebow inaga saar ciriiriga bunda la'anta ay 1kowda ka tahy🤲
Isku tashi-yadiii gudiya ku sheega ahaa wali wa fadhiidyo aan faaido heyn🤒
Wakiilada ama hogaamiyayaasha ka shaqeeya dowladnimda amba hay'adaha kale ee ka shaqeeya bini'aadanimada arintaan halagula xisaabtamo si waliba bareer ah bayaan cadna halagasooo saaro
Mhdsnidiin👍
Wa xaqiiiqo inta uu ka hadlay🫵😎
Kuba kii ka dambeyaaa ka xun 🤒
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Garbahaarrey