Galmudug Rukub

Galmudug Rukub

Share

FREE NEWS COMPANY

21/01/2026

Taliska Booliiska Dhuusamareeb ayaa gacanta ku soo dhigay ragaan oo habeen h**e dhac kageystay xaafada horseed dhuusamareeb..

14/01/2026

Madaxweynaha Muddo-dhaafka ah ee Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kariye (Qoor Qoor), ayaa darajada Kaptan u dalacsiiyay Daauud Cabdi Cabdulle, oo horay u ahaa darawalkii Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug, Wasiir Dhoore.

waxaa jira dhalinyaro badan oo ka tirsan ciidamada mudo ku jiray, kuwaas oo weli aan helin dalacsintii ay xaqa u lahaayeen, taasoo dhalisay dareen cabasho iyo su’aalo ku saabsan habraaca dalacsiinta ciidamada.

06/01/2026

Habar aji Wara dhuumale joogta oo roob uda ay 😅

06/01/2026

Gooja Cade Taaladan ayaa laga dhisay kadib markii Ciidamada Soomaliland Awood looga saaray deegankaas.

05/01/2026

Dalxoreeye waa dhooqeystey maanta 😂

05/01/2026

Alaabtaan aan ku caayee idhageyso baa la dhahaa 😂😁
ragaan goobta taagan han iyo madax tinimo midna maleh miyaa sidee Loo dhahay tukaad Noqoneysiin hadii madax tinimada galmudug isku sharaxdiin. 😆😂

04/01/2026

"Nacab iyo nijaar iyo u jabay naago iyo tuug"😅

04/01/2026

Dag dag:-
Dableey hubeysan ayaa salaad maqrib ka dib dagmada Baladxaawo waxaa ay ku dileen Maxamuud Oo loo garan ogaa Bulaxaawo.

Maxamuud ayaa ka mid ah dadka caanka ah ee baraha bulshada gaar ahaan Facebooga.

03/01/2026

DEGDEG: Hadda ayaa la ogolaaday in la siidaayo sawirrada madaxweyne maduro oo maanta ay qabteen ciidamada mareykanka.

02/01/2026

7 sano ka dib qoor qoor oo dhisay gagida diyaaradaha ee dhuusamareeb balo ku ciyaadhey🤣🤣🤣

Website

Address

CEEL-GARAS
Gaalkacyo