Axmed macalin

Axmed macalin

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axmed macalin, Health/Beauty, Gaalkacyo.

14/08/2021

ilahay amarkiis waa Mal
Xiiskii oo qofah

Photos from Axmed macalin's post 01/07/2021

Hisiiskaan waqtigii lalagalay gumaytihii ingariiska tariikhdu waxay kubeegneed 1955

25/06/2021

"Salaada waxay soo jiidataa risqiga,waxay ilaalisaa caafimaadka,

Salaadu waxay difaacdaa dhibka,waxay xoojisaa qalbiga,waxay nuurisaa wajiga,waxay ka farxisaa nafta,

Salaadu waxay tagsiisa caajiska,waxay siyaadisaa awooda,waxay sharaxdaa laabta,waxay nuurisaa qalbiga,waxay xifdisaa nimcada,waxay difaacdaa dhibaatada,waxay soo jiidataa barakada,waxay fogaysaa sheydaanka,waxay kuu dhaweysaa Raxmaanka ee aanu ku dadaalno...

Fadlan, Walaal adiga oo mahadsan Share dheh, oo la wadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan qoraalkan.

Photos from Axmed macalin's post 08/06/2021

Wuxuu ku dhashay Dhicis (premature) Waxaa lakala Dooransiiyay Aabaha dhalay Cunugan yar inuu daawado Daqiiqadaha ugu danbeeya noloshiisa oo uusan Noolan karin Ama uu 60 cisho ku hayo laabtiisa si uu meshaas uga hello uumiga jirka sidoo kalena Oxygen lagu xiro halkaasna lagu hayo,

wuxuu dhaqtarku u raaciyay waliba inuusan caaqibo yeelan doonin marka uu barbaaro oo qasab ku tahay Sadex midood, inuu curyaan ka noqdo maskaxda, Ama indho beelo, dhago beelo Amaba uu ku dhaco xanuun badanaa haleela caruurta dhiciska ah Ee la dhaho (progeria) wuxuu ku adkaystay inuu wiilkiisa Laabta ku hayo, hada waad aragtaan sawir cunuga yar oo noqday baby 🍼 koray xaaldiisa caafmaadna Aad ayay u wanaagsan tahay Waliba waa ka active San yahay caruurta age kiisa ah 😣

08/06/2021
27/05/2021

Adeer maxaa kaaga baxay
Sawirkaan..............markale madaxwayne farmaajo

26/05/2021

Ninka cagta lala dhacayo ee sawirka ka muuqda waa muwaadin reer Masar ah oo magaciisu yahay Sayid Shawayl.

Mudane Shuwayl wiilkiisa oo xanuunsan qaliina u baahan isna uusan awoodin qarashkaas bay daruufka ku kaliftay inuu warqad codsi ah gudbiyo Madaxweyne Xusni Mubaarak oo dhoolatus ku marayay Magaaladda Almansuura ee dalkaasi Sannadkii 1987-kii.

Mudane Shuwayl waa uu ku guulaystay inuu fariintiisa gudbiyo, laakiin nasiib darro habeenkii kolkii uu xaafadiisa u hoyday baa ciidan madaxtooyada ah kala baxeen gurigiisa geeyeena meel aan la aqoon oo sirdoonka wax ku xiraan.

Afar bilood buu u xirnaa sababta uu madaxwaynaha ugu soo dhawaaday darteed mudadaas wiilkiisa oo waayey in qalniin lagu sameeyo ayuu u geeriyooday xanuun hayey darteed.

Markii uu xabsiga ka soo baxay wuxuu iska noqday bukaan socod oo jugtii iyo jirdilkii ay ciidanka ku sameeyeen baa laf dhabarta wax ka gaareen.

Waana laga ruqseeyey ama laga saarey halkii uu ka shaqayn jiray oo ahayd boostada qaranka dalkaasi.

Noloshiisa wuxuu ku dhamaystay bukaan iyo ciil qab uu u qaaday maamulkaasi kali taliska ahaa.

Mudane Shuwayl iyo Madaxweyne. Mubaarak labadooduba waxay geeriyoodeen sanado isu dhaw 2019-kii iyo 2020-kii.

Gunaanadka ama biyo dhacu waxa uu yahay inta badan dadka madaxwaynaha ka agdhow baa kaligii taliye ka dhiga, shacabkana ka horkeena.

Fadlan, Walaal adiga oo mahadsan Share dheh, oo la wadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan qoraalkan.

20/05/2021

Sawirkaan waxaa qaaday sanadkii 1993-dii weriye Kevin Carter oo u dhashay dalka Koonfur Afrika, waa cunug yar oo macluul darteed tahli waayay inuu dhaqaaqo, dhacay oo ciidda yaalla , waxaana gadaal ka muuqanaya Gorgor sugaya in uu cuno, markii uu dhinto kadib.

Goobtu waa dalka Koonfurta Suudaan oo xilligaas ka tirsaneyd waddanka Suudaan.

Wargeyska New York Times ayaa baahiyay sawirka, dood badan ayaa ka dhalatay markii la ogaaday in sawir-qaadaha uusan caawin ilmaha yar, oo baaris lagu ogaaday inuu badbaaday, kadibna dhintay 14 sano kadib.

Waxa uu hadda sawirkaan kamid yahay, sawirrada saameynta leh ee dunida guudkeeda yaalla. balse nasiib-darro saxafigii qaaday wuu is-dilay, kadib markii uu u dulqaadan waayay dhaleeceyntii ka dhalatay , ficilkii caawin la'aanta ahaa ee uu sameeyay.

FG:- qisadaan waxaan ka qaadan karnaa in badbaadada nafta ay mar kasta mudnaan leedahay. halkii aad sawiri laheyd iyadoo kaaga baahan caawin. ( Maxaay adiga kulatahay)

Photos from Axmed macalin's post 14/05/2021

Maxaa kaaga baxay sawirkaan
Waa nuucii udanbeeyay ee sawirada galidooda photo best
Image

Photos from Axmed macalin's post 02/05/2021

Xogta: Wiilka yar ee uu Abiye ahmed Korsaday oo uu maanta wato suuqana ulasoo baxay.

Maalmihii uu Abiye xilka Raysal wasaarenimo qabtay ayaa meel jid ah oo qashinka lagu tuuro
Lagu arkay ilma yar oo dhawr maalmood jira oo intii kartoon lagusoo riday qashinka la ag dhigay.
Kadib dadkii arkay ayaa booliska wargeliyay ,
Booliskuna way qaadeen .

Intaas Kadib Abiye Ayaa sheekadii maqlay
Wuxuuna dhahay “ilmahaa yar aniga ha la isiiyo ,
Anigaa korsanaya “
Kadib sidii ayuu kula wareegay Abiye .

Abiye Axmad wuxuu leeyahay sadex caruur ah sadexduba waa gabdho ilmahan yar ee uu soo korsaday waa wiil isagaana ku afar ah .
Wiil ka kaliya ee uu Abiye haysto ayuu noqday ilmihii jidka lagu tuuray.

Maanta ayuu Abiye soo kaxaystay wiilkii yaraa oo waynaaday.
Sideed u aragtaa arinkan?

FG.sawirka koobaad waa maalinkii koobaad ee xaaska Abiye lagu wareejiyay ilmaha yar .
Labo sawirna waa maanta iyo Abiye oo wiilkii yaraa wata, ka udanbeeyaana waa abiye oo wax beeraya iyo wiilka yar.

Xigasho.

Photos from Axmed macalin's post 28/04/2021

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu daganyahay magaalada muqdisho afur ugu Sameeyay Ra'isulwasaaraha Xukuumada Mudane Maaxmed xuseen Rooble , madaxweynha Dowladda Hirshabeele mudane Cali Guudlaawe ,iyo Qaar ka mid ah Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha

Ujeedka Kulanka ayaa ah sidii loga arinsanlaha Xaalada Guud ee dalka iyo Sidii loo laba jibaari lahaa Dadaalada nabadda iyo Doorashooyinka Dalka

14/04/2021

Warkaan haduu run yahay
Cashir ayaa loo dhigay beeshii calamka ::::;;:::::::::::::::::::Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya ayaa Warqad Xanuun iyo Digniin Adag Wadato Udiray Dalalka Kala ah USA, UK iyo EU.

'Somaliya Marnaba Ma aqbali Doonto in la Faragaliyo Arimaheeda Gudaha, Waad Na Caawin Kartaan lkn Cawintiina Nooguma Dhuuman Kartaan Qorshahiina Qarsoon.

'Somaliya Waa Dal Madaxbanaan, Goanka ay Baarlamaanka Qaateen ee ah in Awooda Dib loogu Celiyo Dadweenaha Waa Biya K**a Dhibcaan Nagu Taageera Oo Na Garab Siiya Sidaan Ku Hirgalin laheen eesan aheen Faraha nagala Baxa"

'Marnaba Somaliya Doorashadeeda iyo Hormarkeeda uma Xayirnaan Donaan laba Qaswade ookala Maamula Puntland iyo Jubbaland, Waxaana Waajib nagu ah inaan Dalkeena iyo Sharafkeena ka Badbaadino Nin Shisheeye Gadaal Ka Riixayo.

'Waxaan Fileenaa inaad Goankeena Nagu Taageeri Doontaan Dibne Uqadarin Doontaan Awooda Shacabka lagu Celiyay."

Madaxbanaanideenu Waa Sharafkeena.

Cajiib Beeshii Caalamka Sidaan Beey Ku Afjarantahay.

Mohamed Ashkir

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address


Gaalkacyo