Daacad Hospital
Adeeg caafimad tayadisuna sareyso
Isbitaalka Daacad waxaa ka socda indho fiiqis bilaash ah ama lacag la'aan ah, waxaana fuli-nahaya dhaqtar Kooshin.
Kala xariir wixii faahfaahin ah
0617074499
0906756959
Ogeysiis:
Waxaa la Ogeysiinahayaa dhammaan bulsho weynta gobalka Mudug iyo na-waaxigiisa in Isbitaalka Daacad uu bilaabi doono indho fiiqis bilaash ah ama lacag la'aan ah oo aad horey uga barateen.
Dhaqtar Maxamed Kooshin oo ku xeel dheer Arimaha indhaha iyo baaritanadooda kala duwan ayaa shaqo bibaabi doona wuxuuna joogo doonaa maalmo kooban.
Kala xariir wixii faahfaahin ah
0617074499
0906756959
Isbitaalka Daaca waa caafimaadka iyo daryeelka bulshada.
Kala xariir wixii faahfaahin ah
0617074499
0906756959
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Waxaa la Ogeysiinahayaa dhammaan bulsho weynta ku nool Magaalada Gaalkacyo iyo na-waaxigeeda in isbitaalka Daacad uu bisha November 22/11/2025 uu bilaabi doono Qaliimo indho fiiqis bilaash ah ama lacag la'aan ah.
Nagala soo xariir numbera-da hoos ku qoran..
0617074499
0906756959
Qaar ka mid ah dadkii ka faa'ideystay daaweyntii iyo daryeelkii caafimaad ee bixiyo isbitaalka Daacad iyo dhakhatiirta ka shaqeysa.
Kala xariir wixii faahfaahin ah
0617074499
0906756959
23/10/2025
Jumce Mubaarak.
Waxaa si habsami leh uga socda isbitaalka Daacad Qaliimada indhaha oo bilaash ah wuxuuna socon doonaa muddo kooban waxaa lagu war galinahayaa in ay ka faa'ideystaan.
Kala xariir wixii faahfaahin ah
0617074499
0906756959
16/10/2025
Jumce wanaagsan.
Dhammaantiin
16/10/2025
Isbitaalka Daacad oo aad uga barateen daaweyn iyo Daryeel caafimaad ayaa maantay sameeyay qaliino indho fiiqis ah oo bilaash ah.
Dr Maxamed Kooshin oo ku takhsuusay qaliinka indhaha, Daaweynta indhaha, iyo u kuur-gelida xaaladda caafimaad ee indhaha la xariira
Kala xariir wixii faahfaahin ah
0617074499
0906756959
Ogeysiis waxaa la Ogeysiinahayaa dhammaan bulsho weynta ku nool Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug iyo na-waaxigeeda
Isbitaalka Daacad oo aad uga barateen daaweynta iyo Daryeel caafimaad uu sameyn doono Qaliimo iyo indho fiiqis bilaash ah ama lacag la'aan ah Dr Maxamed Kooshin oo ku takhsuusay qaliinka indhaha, Daaweynta indhaha, iyo u kuur-gelida xaaladda caafimaad ee indhaha la xariira ayaa fulin doona ee yaan lagaa buuxin.
Kala xariir wixii faahfaahin ah
0617074499
0906756959
09/10/2025
Jumce wanaagsan.
19/09/2025
Wargalin muhiim ah daacad hospital waxa imaaya dr.maxamed koshon oo ku takhtusay indhaha qaliinkoda iyo dawayntoda hadaba wixii fah faahin ah Kala xirir O617074499/ 0906756959
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Astaan Hobyo
Gaalkacyo
252