Modern Hospital
Health is the only thing that can be found in permanent happiness, 𝗣𝗮𝘁𝗶𝗲𝗻𝘁 𝗰𝗮𝗿𝗲 𝗙𝗶𝗿𝘀𝘁
26/05/2026
Modern Hospital wuxuu dhammaan ummadda Muslimiinta ah u dirayaa hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa 🌙✨
Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo ciidan bashbash, caafimaad iyo barwaaqo leh. Ciid Mubaarak!
Good job
Xuska Munaasabada Maalinka Qanjirka Tayroodhka(Thyroid) Aduunka Awgiis, Modern Medical Foundation oo Kaashaneysa Modern Hospital Ayaa Maanta Oo Isniin ah Qabatey Olole Baaritaan iyo La Talin Caafimaad oo La Xiriira Xanunka Ku dhaca Qanjirka Tayroodhka(Thyroid)
25/05/2026
QAYBTA 2AAD: Xuska Munaasabada Maalinka Qanjirka Tayroodhka(Thyroid) Aduunka Awgiis, Modern Medical Foundation oo Kaashaneysa Modern Hospital Ayaa Maanta Oo Isniin ah Qabatey Olole Baaritaan iyo La Talin Caafimaad oo La Xiriira Xanunka Ku dhaca Qanjirka Tayroodhka(Thyroid)
25/05/2026
Xuska Munaasabada Maalinka Qanjirka Tayroodhka(Thyroid) Aduunka Awgiis, Modern Medical Foundation oo Kaashaneysa Modern Hospital Ayaa Maanta Oo Isniin ah Qabatey Olole Baaritaan iyo La Talin Caafimaad oo La Xiriira Xanunka Ku dhaca Qanjirka Tayroodhka(Thyroid)
Soo dhawaada…
World Thyroid Day - 25/05/2026
Maalinka Qanjirka Tayroodh ka Aduunka -25/05/2026
" Ka Warqab Qanjirka Tayroodhkaaga Si Aad Nolol Caafimaad Qab ah Ugu Noolaatid."
Qaybta Ogeysiisyada Iyo Arimaha Bulshada.
World Preecalmpsia Day -22/05/2026
Maalinta Dhiig-karka Ku Dhaca Hooyooyinka Uurka Leh Ee Aduunka-22/05/2026.
" Ogaanshiyaha Dhiig-karka Ku Dhaca Hooyooyinka Uurka Leh Xili H**e Wuxuu Badbaadinayaa Hooyada Iyo Dhalaankeeda "
Qaybta Ogeysisyada Iyo Xiriirka Dad Waynaha
Modern Hospital- Dhaqtarka Daaweynta Xanuunada Kudhaca Caruurta iyo Daryeelkoda.
Maxay tahay Sababta An Biyo Loo Siin Karin Ilmaha Marka Uu Dhasho Ilaa inta Uu 6 Bilood Ka Gaarayo?
Waxaa Su'aashaas Ka Jawabaya Dhaqtar Khaliif Guuleed Xirsi oo Ah Dhaqtarka Caruurta Ee ka Howl Gala Modern Hospital.
Qaybta Ogeysisyada Iyo Xiriirka Dad Waynaha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hq, Dhanka Waqooyi Ee Madaxtooyada
Gaalkacyo