Axmed caamir Community
Axmed caamir community
05/03/2025
Qiimaynta Beelaha ceerigaabo degan:100%
1.warsangali:46%
1.Bahogayslabe 20%
2.Nuuxcumar 15%
3.Axmed Cumar3%
4.Axmed Caamir 4%
5.bahyabare1%
6.Jibriil siciid1%
7.ogayslabe1%
8.bihina guuleed1%
2.dhulbahante 24%
1.Barig haye5%
2.Bihina Caramale14%
3.Bahcabdale5%
3.Isaaq30%
1.Muse ismail20%
2.Muse abokor10%
05/03/2025
ABTIRKA BEESHA AXMED CAAMIR EE WARSANGALI:
Beesha Axmed caamir ee warsangali waxa looqaybiyaaa sidan:
Axmed caamir waxaa uu dhalay hal oday:
1.Sardheeye(Reer sardheeye)
Sardheeye waxaa uu dhalay 2 oday:
1.Shaacuur sardheeye
2. Cilmi Sardheeye
Cilmi Sardheeye waxa uu dhalay5 oday:
1.Ducaale Cilmi
2.Cali Cilmi
3.Hussein Cilmi
4.Aadan Cilmi
5.ismail Cilmi
05/03/2025
Dhaqanka Beesha Axmed caamir ee warsangali
Aroosyada iyo xafladaha.
05/03/2025
Qabiilka Axmed Caamir iyo hubkiisa.
Ceerigaabo.Sanaag
Damalaxagare iyo Carmale
05/03/2025
Beesha Axmed caamir ee warsangali oo Hadhimo Sharafeed kusamaystay degmada Damalaxagare.
05/03/2025
Hartiga ceerigaabo dega waa qabiiiladan iyagaana wax laga waydiinayaaa:
1- Nuux Cumar
2.Bahogayslabe
3.Naalaye axmed
4.Axmed Caamir
05/03/2025
Beesha Axmed caamir ee warsangali oo soogadatay hub.
05/03/2025
Axmed caamir Force
Qabiilka Axmed caamir ee warsangali iyo halganka socda.
Beesha Axmed caamir waxaaa loo qaybiyaa:
Axmed caamir waxaa uu dhalay 1 oday:
1.Sardheeye wuxuu dhalay 2oday:
1.shaacuur Sardheeye
2.Cilmi sardheeye
Beesha Axmed caamir ee warsangali
Waxay degtaa soomaaliya sanaag
Dawlad deegaanka soomaalida faafan,Gaashaamo.
Category
Website
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Axmed caamir Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.