Mubaarik Rays

Mubaarik Rays

Share

I am a freelance video maker and journalist
Youtube link https://www.youtube.com/@mubaarikrays
what up +252633562340

25/09/2026

Beesha Jibrahiil Ee Gobolka Sanaag Oo Wakiilka Yahay Suldaan Xasan Onkod Ayaa Hadhimo Sharafeed ku Maamusay Maamulka Cusub Ee G/Sanaag,Xubno Xukumada Tirsan Oo Isugujira Wasiiro Agaasimayaal,Golaha Guurtida iyo Madaxda Dhaqanka Gobolka Sanaag.

Photos from Mubaarik Rays's post 24/09/2026

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Isuduwaha cusub ee Wasaaradda Biyaha ee Gobolka Sanaag iyo Isuduwihii h**e ee gobolka.

Photos from Mubaarik Rays's post 24/09/2026

Sawiro Part - Two
๐™ˆ๐™ช๐™ฃ๐™–๐™–๐™จ๐™–๐™—๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™“๐™–๐™™๐™๐™ž๐™œ-๐™ ๐™–-๐™Ÿ๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐™ˆ๐™–๐™˜โ€™๐™๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™Ž๐™๐™–๐™ฆ๐™–๐™–๐™ก๐™–๐™๐™– ๐˜ฟ๐™–๐™ฌ๐™ก๐™–๐™™๐™™๐™– (๐˜พ๐™Ž๐™„) ๐™“๐™–๐™ง๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™‚๐™ค๐™—๐™ค๐™ก๐™ ๐™– ๐™Ž๐™–๐™ฃ๐™–๐™–๐™œ ๐™š๐™š ๐™ˆ๐™–๐™œ๐™–๐™–๐™ก๐™–๐™™๐™– ๐˜พ๐™š๐™š๐™ง๐™ž๐™œ๐™–๐™–๐™—๐™ค.

๐™‚๐™ง๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™Š๐™ฅ๐™š๐™ฃ๐™ž๐™ฃ๐™œ ๐˜พ๐™š๐™ง๐™š๐™ข๐™ค๐™ฃ๐™ฎ ๐™ค๐™› ๐™ฉ๐™๐™š ๐˜พ๐™ž๐™ซ๐™ž๐™ก ๐™Ž๐™š๐™ง๐™ซ๐™ž๐™˜๐™š ๐™„๐™ฃ๐™จ๐™ฉ๐™ž๐™ฉ๐™ช๐™ฉ๐™š (๐˜พ๐™Ž๐™„) ๐™Ž๐™–๐™ฃ๐™–๐™–๐™œ ๐™๐™š๐™œ๐™ž๐™ค๐™ฃ๐™–๐™ก ๐˜พ๐™š๐™ฃ๐™ฉ๐™š๐™ง ๐™€๐™ง๐™ž๐™œ๐™–๐™ซ๐™ค

23/09/2026

Magalada ilbaxnimada maydh oo mayir kedi hor kacayo ayaa ka qayb qadanay olalaha citiraaf darinta somaliland

Photos from Mubaarik Rays's post 23/09/2026

Masโ€™uuliyiin ay ka mid yihiin Agaasimaha Machadka Shaqaalaha Dawladda, Guddoomiye-ku-xigeenka Hanti-dhawrka Guud, Xoghayaha Gobolka Sanaag, Isu-duwayaal iyo marti-sharaf kale ayaa booqday Maktabadda Akhriska Anfac ee magaalada Ceerigaabo.

Weftiga ayaa lagu soo dhaweeyey maktabadda, waxaana hawlaheeda iyo adeegyada ay bulshada u qabato ka warbixiyey Maamulaha Maktabadda, Cabdirashiid Axmed Yuusuf.

Masโ€™uuliyiintu waxay bogaadiyeen dadaallada lagu horumarinayo dhaqanka akhriska, qoraalka iyo kobcinta aqoonta, iyagoo dhiirrigeliyey in dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale ay ka faaโ€™iidaystaan fursadaha wax-akhriska.

Ugu dambayn, masโ€™uuliyiintu waxay saxeexeen Diiwaanka Madaxda iyo Martida Booqata Maktabadda Anfac, iyagoo xusuus reeb muhiim ah kaga tagay xarunta.

23/09/2026

Coladii shidan ee soo noqnqotay oo udhow hada in xal waara laha gaadho Gudina nabada ee golaha guurtida ayaa guulo wayn ka gadhay coladii soo noqnoqday ee ragadiyay gobolka sanaag

23/09/2026

Maayirki iyo maayir xigeenka beri ee degmada Cerigaabo

23/09/2026

Cergaabo oo heshay wax ay ku faraxdayโ€ฆDaawo

23/09/2026

Beesha Warsangali Beel kamida beelaha ugu sharafta badan beelaha dega degmada Cerigaabo sidoo kale waa beesha degta ina ugu badan dhulwayna Gobolka sanaagโ€ฆ..

23/09/2026

Isuduwii ugu shaqada badnaa ee soomara wasaarada cafimaadka

Telephone

Website

Address

Suuq Sare
Erigavo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mubaarik Rays posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Erigavo.