KDN

KDN

Share

KDN is a Nonprofit
Organization that aims to improve the livelihoods
of people in Ceelafweyn

23/06/2026

Ceel Lahelay

22/06/2026
22/06/2026

Sacad Yooniska Ceerigaabo waxa laga raba
inay Madaxweynaha ka codsadan Magaalo xeebeedka Xarshow gob dooraasho laga
dhigo xiliga Dooraashada oo sanduuqa la
dhigo. Inkasto oo ay korayso xaga siyaasada
wa la dayacay. Ya ka taqan Xarshow anigu
Ex wasiir Cabdalle Boos iyo walalkiis Ganacsade
Maxamuud Boos ee wershada kaluunka dhisay
ka aqaan.

21/06/2026

4tas ba ugu caansan google maps deegaanada bariga ee
Sacad Yoonis ado ku qorin bay muqanayan. Ceel Lahelay
wa magaalo weyn lkn zoom ina tabatiid mooye oo so
dhawaysiid magaca ma arkaysiid.

1.Masle
2.Dararweyne
3.Godbarwaaqo
4.Bohol

Photos from Elsar Media Production's post 21/06/2026

Ganacsade Calanle.

Photos from Roore Media Pro's post 19/06/2026
19/06/2026

Jiif Caaqil Maxamuud Nuux oo goan kaso saray reer
guura malmahan wareegayay Duud Caraale oo
kaamam ka tagay.

Duud Caraale magaalooyin awal horay uu jiray uun
ba laga ogolyahay wax cusub lagama ogola:

1.Shoodhe (Sacad Yoonis)

2.Dhaban (Naleeye Axmed)

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Ceel Afweyn?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Ceel Afweyn
Ceel Afweyn