Maxamed Muuse
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamed Muuse, Media, Bosaso.
01/07/2022
02/05/2022
Ciid mubaarak
31/03/2021
Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda federaalka Somaliya ee puntlnd iyo jubaland waxay Walaac ka muujinayaan in madaxda sare ee muddo xeleedkeedu dhamaaday ee Dawladda federalka ah ay xaggal Daacineyso
qabsoomidda shirkii loo fadhiyay inuu ka dhoco magakada madaxda Dalka somaliya.
Haddaba waxaa is waydiin mudan
Shirka ayaa hortaagan
ma Dawladda soomaliya
mise Maamulgoboleedda puntlnd iyo jubaland
#
#
07/03/2021
Ciidamada Dawlada Libya oo Badbaadiyey Somali Ku Jirtay Nolol Silic leh.......................
Ciidamada Dawlada Caalamku Aqoonsan Yahay ee Libya Ayaa Magaalada Binuwaleed ka Soo Firtay 70 Tahriibe Kuwaas oo loo Haystay Lacag Ah Madax Furasho
Dadkan Oo ah dad u Naafoobay gaajo Nafaqo daro ,garaacis iyo Nabaro Ayaa ahaa Dad Nolosha ku Silcay Kuwaas oo Ay ka Buuxsantay Injir arad Iyo Waxyaabo aan la Qiyaasi karin
Dadka Ciidamadu Soo Furteen oo Somali U Badnaa ayaan helin qubaysi Iyo Caday mudo Dhawr Sano Ah kuwaaso ku Jiray Xaalad xun
Xaalada ay ku Jireen ayaa Sidoo Kale Ahayd Mid aan lacag lagaga Bixi Karin Maaadama oo Markasta oo Ay Magafe Siiyan Lacagta u Ka Sii gadi Jiray Magafe kale oo Isna Lacag Kale Ka Raba Ilaa Qofku lafo Noqdo ka dib
Na dhinto
BY:Maxamed muuse
05/03/2021
WAR-GALIN: Maxay ahaayeen Qodobada ay isku mari waayeen RW Rooble & Midowga Musharaxiinta, maxaase qarsoon?
LA SOCO 01:00DUHURNIMO, Insho Allaah
04/03/2021
Kulan loogu diyaar garoobayey banaanbaxa la qorsheynayo inuu Muqdisho ka dhaco Sabti 6-da Maarso 2021. Insha Allaah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Bosaso
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 12:00 |
| Tuesday | 07:00 - 12:02 |
| Wednesday | 07:00 - 12:00 |
| Thursday | 07:00 - 12:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |