Smart.Tech

Smart.Tech

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Smart.Tech, Entrepreneur, Makka Al mukarama, Bosaso.

Foamka Xog Aruurinta Macaamiisha 12/08/2025

Foamka Xog Aruurinta Macaamiisha macmiil ma ubaahantahy inaad nala ganacsatid buuxi foamka anagaa kula soo xiriireyna

Foamka Xog Aruurinta Macaamiisha 12/08/2025

FURSAD GANACSI
Waxaan ku heyna ilaaa 5 ganacsi oo aad nagula ganacsan kartid

Foamka Xog Aruurinta Macaamiisha macmiil ma ubaahantahy inaad nala ganacsatid buuxi foamka anagaa kula soo xiriireyna

09/08/2025

Laptop celis nafiida
Hp
Core i3
HDD:1T
RAM:4GB

09/08/2025

π“πˆπ‰π€π€ππˆ ππ€π’πˆπˆππŠπ€π†π€
βœ… Ku guuleyso $10

𝐒𝐇𝐔𝐑𝐔𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀:
1️⃣ Dooro inta u dhaxaysa 1 ilaa 20 mid ka mid ah.
2️⃣ Follow iyo Like saar bogga
3️⃣ Waa inaad Share-gareyso post-kan (lama ogola profile xiran).
4️⃣ Waa inaad Like saar post-kan.
5️⃣ Hal Comment wax ka badan Lam ogala.

F.G: Waxaan abaalmarin doonaa qofka ugu horeeya ee si sax ah u buuxiya shuruudaha.

Photos from Smart.Tech's post 26/07/2025

Boos shaqo marketing ah baa naga banaan nala shaqyso
πŸ†Bishaaro! πŸ†

#2025

07/07/2025

Fursad Shaqo
Hadii tahay shaqo doon waxaan ku hayna fursadii aad ku shaqan lahayd nagala soo xiriir whatsppka adiga nala wadagaya xirfadaada iyo aqoontada

23/04/2025

MACMIIL WAXAA KUU YIMI SAFAR CUSUB OO πŒπŽππˆπ‹π€πƒπ€ π‚π„π‹πˆπ’πŠπ€ (USED IPHONE & SAMSUNG).
FADLAN π˜π€π€π 𝐋𝐀𝐆𝐀𝐀 π‡πŽπ‘ πƒπ‡π€πŒπ„π˜π’π€π π’π€π…π€π‘πŠπ€π 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁.

βœ…π…π‘π„π„ πƒπ„π‹πˆπ•π„π‘π˜
βœ…FREE GLASS PROTECT

NAGALA SOO XIRIIR:__________________________________________
Contact us | nagala so xidhiidh: πŸ“ž 907 684 927 | WhatsApp wa.me/907684927

22/04/2025

Hadii aad Joogto Puntland
Shirkada Smart.tech Waxay Ka Shaqeysa Iibinta Taleefanada Celis ka ah
Ku badelo taleefanka ka ka duugoobay Mid cusub πŸ“±

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


Makka Al Mukarama
Bosaso