Anfac Graphics

Anfac Graphics

Share

Anfac Graphics waa shirkad hal-abuur leh oo ku takhasustay bixinta adeegyada xayeysiinta iyo nashqadeynta (Graphic Design) casriga ah.

Waxaan u taagannahay inaan ganacsiyada ka caawinno sidii ay u yeelan lahaayeen muuqaal soo jiidasho leh oo xambaarsan fa

17/02/2026

Soonqaad wanaagsan, Farxad ku sooma.

15/02/2026

Waxaan naqshadeynaa oo fulinnaa ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—น๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐˜…๐—ฎ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐˜€๐—ถ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ฏ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, laguna gaaro macaamiil badan iyo suuq ballaaran.

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—น ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ถ๐—ถ๐—ฏ ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐—ป๐Ÿฅฐ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ผ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ , ๐—ธ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† , ๐—ถ๐—ถ๐—ฏ ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ
-------------
nagala soo xiriir whatsappNumber 906 211 414 / 0906726426

10/01/2026
09/01/2026

Tayo Alumunium and Decoration LTD

Photos from Anfac Graphics's post 05/01/2026

๐—”๐—ป๐—ป๐˜‚๐—ฎ๐—น ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ
Sanadkii 2025 wuxuu noo ahaa sanad hal-abuur iyo guulo waaweyn aan gaarnay.

Waxaan ku faraxsanahay inaan qabanay shaqooyin tayo sare leh oo bilicsi leh, annagoo si dhow ula shaqeynay qaybaha kala duwan ee bulshada. Kalsoonida ay na siiyeen macaamiisheena ayaa noo suurtagelisay inaan fulino 953 mashruuc oo isugu jira nashqadeyn, suuqgeyn, iyo dhisidda sumadda ganacsiga.

โ€‹Goobihii Aan La Shaqeynay (Our Partners in Success)
macaamiil kala duwan, kuwaas oo isugu jira:

โ€‹Shirkado Ganacsi: Waxaan ka caawinay kor u qaadista iibka iyo muuqaalka suuqa, annagoo u sameynay nashqado casri ah iyo suuqgeyn dhijitaal ah oo bartilmaameedsan.

โ€‹Isbitaallada (Hospitals): Waxaan u qaabeynay nidaamyo xiriir oo fududaynaya adeegga bukaanka iyo wacyigelin caafimaad oo ku dhisnaa muuqaallo iyo qoraallo soo jiidasho leh.

โ€‹Ururada Aan Dawliga Ahayn (NGOs): Waxaan kala shaqeynay ololayaal wacyigelin ah iyo warbixino muuqaal ah (Infographics) oo si cad u muujinaya saameynta mashaariicdooda.

โ€‹Personal Branding (Sumadda Shakhsiga): Waxaan dhisnay muuqaalka shakhsiyaad caan ah iyo hoggaamiyeyaal, annagoo ka caawinay inay bulshada kula xiriiraan qaab xirfadaysan.

2026 waxaan rajeyneynaa sanadkan inaan qabano shaqooyink kasii qurux badan ku wii h**e aan qabanay jirnay

nagala soo xiriir whatsappNumber 906 211 414 / 0906726426

โ€‹

01/01/2026

Happy New Year 2026! ๐ŸŽ†
โ€‹To our amazing community of 12K+ followers and loyal clients, we wish you a prosperous, healthy, and successful year ahead. Thank you for being a vital part of the Anfac Graphics family.

โ€‹Ready to take your brand to the next level in 2026? We are here to make it happen! Let's create more impact together.
โ€‹

30/12/2025

โ€œ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ฆ๐š ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐š ๐œ๐š๐ช๐š๐›๐š๐๐จ ๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐š๐๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐š?โ€
Anfac Graphics waxay kuu tahay buundada isku xirta
Summaddaada iyo Macaamiishaada.

๐‘พ๐’‚๐’™๐’‚๐’‚๐’ ๐’ƒ๐’Š๐’™๐’Š๐’๐’‚๐’‚ ๐’‚๐’…๐’†๐’†๐’ˆ๐’š๐’ ๐’…๐’‰๐’Š๐’‹๐’Š๐’•๐’‚๐’‚๐’ ๐’‚๐’‰ ๐’๐’ ๐’„๐’‚๐’”๐’“๐’Š ๐’‚๐’‰
๐’Œ๐’–๐’˜๐’‚๐’‚๐’” ๐’๐’ ๐’Œ๐’๐’“ ๐’– ๐’’๐’‚๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Ž๐’–๐’–๐’’๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’ˆ๐’‚๐’๐’‚๐’„๐’”๐’Š๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’‚,
๐’Œ๐’๐’“๐’…๐’‰๐’Š๐’š๐’‚ ๐’Œ๐’‚๐’๐’”๐’๐’๐’๐’Š๐’…๐’‚ ๐’Ž๐’‚๐’„๐’‚๐’‚๐’Ž๐’Š๐’Š๐’”๐’‰๐’‚,
๐’Œ๐’‚๐’๐’‚ ๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’”๐’–๐’Ž๐’Ž๐’‚๐’…๐’…๐’‚๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Ž๐’Š๐’… ๐’”๐’Š ๐’‡๐’–๐’…๐’–๐’… ๐’๐’๐’ ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’“๐’Š ๐’Œ๐’‚๐’“๐’.

๐‘ณ๐’‚๐’ˆ๐’‚ ๐’ƒ๐’Š๐’๐’‚๐’‚๐’ƒ๐’ ๐‘บ๐’–๐’–๐’’-๐’ˆ๐’†๐’š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ซ๐’Š๐’‹๐’Š๐’•๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’‚๐’‰, ๐‘ฉ๐’“๐’‚๐’๐’…๐’Š๐’๐’ˆ, ๐’Š๐’š๐’ ๐’™๐’‚๐’š๐’†๐’š๐’”๐’Š๐’Š๐’ ๐’•๐’‚๐’š๐’ ๐’”๐’‚๐’“๐’† ๐’๐’†๐’‰,

waxaan kaa caawinaynaa inaad si degdeg ah u kobciso ganacsigaaga.

nagala soo xiriir whatsappNumber 906 211 414 / 0906726426

25/12/2025

Modern Medical & Fertility Center

25/12/2025

๐’๐‡๐€๐Œ๐๐Ž ๐‹๐Ž๐Ž๐–๐€๐ƒ๐€ ๐‘๐ˆ๐˜๐€๐€๐๐€๐˜" UDOOR MARYHAAGA Asli shampoo industry
waxaad naga heli kartaan dhamaan noocyada litterska :-
๐Ÿ“๐‹๐ข๐ญ๐ž๐ซ, ๐Ÿ‘๐‹๐ข๐ญ๐ž๐ซ, ๐Ÿ๐‹๐ข๐ญ๐ž๐ซ, ๐Ÿ๐‹๐ข๐ญ๐ž๐ซ, ๐Ÿ“๐ŸŽ๐ŸŽ๐Œ๐‹

isticmaal melkasta aad joogto Asli shampoo industry

Nagala soo xiriir
0907795996 / 0906791278 / 826656 0904111174 - 0904111175 - 0904111176

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Bosaso