Kalatuur

Kalatuur

Share

Kalatuur Brokerage Firm helps you get the best real estate deals, lands and business shares through the best brokers.

Kalatuur is Brokerage firm that helps you find good deals of real state, land, cars, businesses and more.

Photos from Kalatuur's post 01/11/2023

Bishaaro!

Waxa aan kuu haynaa gaari MAZDA CX5 ah oo cusub sannadkiisu yahay 2012 Qiimuhu aad buu macquul u yahay, waana $7,950 faragelin iyo soo dhaweyn fiican baad naga heleysaa.

Wixii faahfaahin ah hadda naga soo wac: 907 720 628

Photos from Kalatuur's post 11/07/2023

Shirkadda Kalatuur waxa ay idiin haysaa gaariga JAC oo ah noocii u dambeeyey 2023. Qiimihiisu waa $27,500. Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
907 720 628

25/04/2023
Photos from Kalatuur's post 17/01/2023

Laba gaari oo EICHER ah, sannadkooduna yahay 2022 oo wakaalad ah oo cusub, mid walbana qiimihiisu yahay $28,000. Haddii aad diyaar tahay qiime dhimis fiican baan kuu samaynaynaa. Kusoo dhawoow gacmo furan.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir: 907 720 628

Photos from Kalatuur's post 15/01/2023

Gaari nin weyn Toyota Kluger ah, midabkiisu qalin yahay, dhaqaaleysan oo joogay hal sano keliya qiimihiisu yahay $6,500 oo soo baxay sannadkii 2007 waana 7 seat.

Kusoo dhawoow gacmo furan.

Wixii faahfaahin ah, nagala soo xiriir WhatsApp: 907 720 628

Photos from Kalatuur's post 12/01/2023

Boos iib ah
Goobta: Gaalkacyo.
Cabbirka: 20m×20m ( 1 boos).
Soonaha: Garsoor, Aagga Jaamacadda PSU iyo Dugsiga H/Dh/ Sare Himilo.
Waddo: 2 waddo fiican leh.
Damaanad iyo lahaansho sharci leh ( sabroloogo leh).Qorax ka jeed ah
Qiimaha: $7,000 wada hadal leh.
Kala xiriir telkaan wicitaan iyo whatsapp
907 720 628

12/01/2023

Nagala soo xiriir WhatsApp haddii aad iibinaysid ama aad gadanaysid dhul, guri, gaari ama aad kireysanaysid ama kireynaysid.

Photos from Kalatuur's post 29/04/2022

Soo dhawaada gaari Toyota Harrier 2008 ah oo cusub, qiime macquul ahna aan kuugu hayno. Waa gaarigii ciidka. Gacmo furan kusoo dhawoow.

Wixii faahfaahin ah naga soo wac +252907720628

Photos from Kalatuur's post 06/02/2022

Waxa aannu idiin haynaa Toyota Hilux labo shirle ah, isteerinkuna yahay midigta oo cusub. Waxa ay taal Boosaaso. Qiimeheeduna waa $12,000.

Nagala soo xiriir: +252907720628

Photos from Kalatuur's post 06/02/2022

Toyota Hard Top nooca Ambalaaska (Ambulance), oo ah hal shirle, waana cusayb. Qiimihiisu waa $21,000.

Photos from Kalatuur's post 06/02/2022

Waxa aannu idiin haynaa Toyota Hard Top model-kiisu yahay 2017 Waxa uu joogay 3 bilood keliya, qiimihiisuna waa $33,000

Soo dhawaada. Nagala soo xiriir: 7720628

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Bosaso