CSS Organization
Waa Page-ka rasmiga kaas oo ah Urur Samafal ah oo uu adeega Dadka
hadal jeedinta gudoonka ururka
CSSO.
xaflada bandhiga buuga Iftiinka iyo himilada ee lagu qabtay magalada madax ganacsiga puntlnd Bosaaso .
28/12/2025
We greet you all, the Somali community wherever you are, we inform the various sectors of cooperation between us
Such "The government of Puntland and Somali
Social affairs organizations,
Educational institutions,(universities in the country and schools)
* Business and telecommunications companies, And all the Somali people we have been serving.
* that the name of the UTUDH organization has been changed in to ( community service and skills organization(CSSO)
*Ogeysiis Muhiim ah*
*Isbeddel Magac Urur*
Waxaan si rasmi ah halkan ugu shaacinaynaa in magaca ururkii h**e ee *UTUDH Organization* laga bilaabo maanta si rasmi ah loogu beddelay *Community Service and Skill Organization (CSSO)*.
Ururka CSSO wuxuu sii wadi doonaa shaqadiisii bulshada u adeegga ahayd, isagoo xoogga saaraya:
- Horumarinta adeegyada bulshada
- Kordhinta fursadaha xirfadeed
- Kobcinta aqoonta dhalinyarada iyo haweenka
- Dadaallada horumarineed ee deegaanka
Waxaan halkan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan cid kasta oo aan si dhow u wada shaqaynaynay, gaar ahaan:
- *Dowladda Puntland*
- *Hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah*
- *Ururrada bulshada rayidka ah*
- *Jaaliyadaha, shacabka iyo dhamaan bah-wadaagteenna horumarineed*
Waxaan rajaynaynaa in wada shaqeyntii h**e ay kasii xoogaysato, isla markaana magacan cusub uu noqdo mid u horseeda ururka in uu ballaariyo adeegyada iyo waxqabadka uu bulshada u hayo.
*Mahadsanidiin.*
*Maamulka Sare*
*Community Service and Skill Organization (CSSO)
21/12/2025
Gudoomiyaha Ururka Daahir Dowlad iyo xubno ka mid ah Ururka ayaa Buugaag Akhris ah ku Wereejiyey Naadiga Akhriska & Qoraalka Gobolka Bari waxaana Bugaagta Gudoomay Mohamed Jaamac oo ah Gudoomiyaha Naadiga Akhriska & Qoraalka Gobolka Bari iyo xubno sare oo ka tirsan Naadiga.
19/12/2025
Gudomiyaha ururka UTUDH ayaa kamid ahaa
martida lagu casumay asbuuca nabada Gakiao .
gudomiye daahir yusuf wuxuu kamida dhalinyaradii asaaska u ahayd nabada iyo is dhexgalka gobolka mudug .
mahadsanidiin :
xafiiska warwaafinta ururka UTUDH:
09/04/2025
:- Ururka Utudh Organisation ayaa qabtay Tababar Ciwaankiisu yahay “Hormarinta Xirfadaha Hogaaminta suuban ( Workshop Leadership Excellence) Waxaana ka faa’iidaysta dhalinyarada aqoonyahanka ah.
Dr Maxamud Warsame Ducaale ayaa bixinayey tababarkan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Bosaso
UTUDHORGANIZATION