Dr-J..moha
Kusoo dhawoow xarunta Bosaso Physiotherapy and Massage. oo aad ka helayso dhamaan baahiyaha phys.....
27/08/2023
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxaa La Ogaysiinayaa Dhamaan Dad Weynaha Kunool Magaalada Boosaaso Iyo Nawaa Xigeeda In uu [DR-JAMAAL MOHAMED GUJIR] Uu Dib Uga Shaqa Bilaabayo Xarunta (BOSASO PHYSIOTHERAPY AND MASSAGE) Ee Magaalada Boosaaso Dakhtarku Wuxuu Ka Shaqay naayay Bilihii Xagaaga Magaalada QARDHO Hadaba Xarunta Bosaso physiotherapy And Massage Waxay Ku Taal (Hotel Gayre) Ama Kasoo Horjeedka Suuqa Weyn Ee Kaluunka Wixii Faah Faahina Kala Xiriir
TELL: 0907716164
Xarunta Bosaso Physiotherapy and Massage oo Daryeel Caafimad Ufidisay qaar kamida Bukaanadii La Ildaraa Xanuunada■ Faaliga •Neerfaha• Iyo Murqa xanuunka■
Qalabka orodka
Dr-J..moha Kusoo dhawoow xarunta Bosaso Physiotherapy and Massage. oo aad ka helayso dhamaan baahiyaha phys.....
Aabe Cali Salaad oo muddo 10 sano ah la xanuunsan Cudurka Faaliga ayaa daryeel caafimaad loogu sameeyay Xarunta Bosaso Physiotherapy and Massage .
08/05/2023
Bosaso Physiotherapy and Massage waxaad ka helaysaan ■Chiropractic Adjustment•Physiotherapy•Iyo Massage■
Boqor: jaamac xaaji ooloo samayay (physiotherapy.Chiropractic.iyo Massage)
Warbixinta guud ee xarunta Bosaso Physiotherapy and Massage oo dhamaystiran
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Hotel Geyre
Bosaso