Ahmed rays

Ahmed rays

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed rays, Public Figure, Bosaso.

30/04/2026
30/04/2026

gamer ๐Ÿ˜ŽLuis Diaz ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

29/04/2026

Kane: 59 goals + 7 assists.
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Olise: 22 goals + 26 assists.
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ด Dรญaz: 28 goals + 21 assists.

163 Goal

29/04/2026

Olise v Kvaratskhelia

Olise (๐Ÿ˜ฏ) saar
Kvra ( โค๏ธ) saar

05/03/2026

Caqliga intan la eg bal kawarama?

Iran ayaa lagu eedeeyay inay marin-habaabisay Mareykanka ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ

Warar ayaa sheegaya in duqeymo qaali ah lagu beegsaday bartilmaameedyo been abuur ah oo dhulka lagu rinjiyeeyay, halkii ay ka ahaan lahaayeen qalab militari oo dhab ah.

Arrintan ayaa muujinaysa in dagaalka casriga ah sirdoon iyo xeelad ay ka muhiimsan yihiin hubka culus.

04/03/2026

๐Ÿ”ดDEG DEG
Codka Digniinta ayaa ka yeeraya xarunta shidaalka ee Kormor ee dhacda Kurdistan-ka Ciraaq.

Warbaahinta Ciraaq ayaa sheegaya in codka digniinta(sirens) laga maqlay goobta shidaalka ee Kormor ee ku taalla gobolka Sulaymaaniyah ee ka tirsan maamulka Kurdistan ee Ciraaq.

04/03/2026

โ– DEG DEG
8 Gantaal oo Xisbullah soo rideen, ayaa hawada gumaystaha galay hadda, iyadoo codka digniinaha la maqal. sida laga soo xigganayo Kanaalka 12 ee ISra|l

23/02/2026

Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata inay dib u soo nooleynayso awooddeedii dhinaca dagaalka cirka oo muddo dheer aan shaqeynin, iyadoo la filayo in dhowaan dalka la keeno lix diyaaradood oo ah kuwa dagaalka nooca JF-17 Thunder oo laga soo iibiyay dalka Pakistan.

Warar ay tebinayaan falanqeeyayaasha arrimaha difaaca iyo indha-indheeyayaasha gobolka ayaa tilmaamaya in diyaaradahan ay haatan diyaar u yihiin in loo soo wareejiyo magaalada Muqdisho.

Tallaabadan, haddii ay hirgasho, waxay noqon doontaa mid taariikhi ah oo muujineysa weji cusub oo ku aaddan dib u dhiska Ciidamada Cirka Soomaaliyeed, kuwaas oo meesha ka baxay wixii ka dambeeyay bur-burkii dowladdii dhexe sanadkii 1991-kii.

Ilo wareedyo madax-bannaan ayaa muujinaya in diyaaradahan ay qayb ka yihiin wada-hadallo xiriir ah oo suurtagal ka dhigaya in Soomaaliya ay docda dambe iibsato illaa 24 diyaaradood oo ah nooca casriga ah ee JF-17 Thunder Block III, heshiiskaas oo qiimihiisa lagu qiyaasay ku dhawaad $900 milyan oo doolar.

Diyaaradda JF-17, oo ah mid fudud oo loo adeegsan karo howlgallo kala duwan, isla markaana ay si wadajir ah u soo saareen shirkadaha Pakistan Aeronautical Complex iyo AVIC Chengdu ee dalka Shiinaha, ayaa soo jiidatay indhaha dalal badan oo raadinaya diyaarado dagaal oo jaban balse awood sare leh.

14/01/2026

laascaanood airport ๐Ÿ›ซ Waa Ciir ciirayaa maanta

14/01/2026

Iiraan ayaa si toos ah u wargelisay, Sacuudiga,Qatar, Imaaraadka Carabta iyo Turkiga in weerar kasta oo Mareykanka uu dhulkeeda ku soo qaado inay uga jawaabi doonto gantaallo ay ku weerarto saldhigyada uu dalalkaa ku leeyahay Mareykanka, sida ay baahisay Reuters.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Bosaso

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00