Xogsidaha - Sheikh Media
Your place for fast, easy, and informative answers to your app-related Questions. In addition, we
Mujaahid Ibrahim abdilaahi xuseen dhagoweyne waa habenkii uu soo galay hargeisa isagoo ahaa abaandulihii kowaad ee ciidanki SNM ee qabsaday magaalada hargeisa. Allah cimriga iyo cafimaad kaba haku barakeeyo
Wali Matagatey deeganka afwayne ee Degmada Sheekh?
Deegaan Dalxiiseedka Af-weyne oo ay ku yaalaan raadad Ingiriisku ka tagay iyo goobo kale oo cajiib ah.
Daawo: Mayar ku xigeenka Degmada Sheekh Maxamed Farax Axmed oo ka warbidinya
31/05/2026
Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali X. Xassan oo ay wehelinayo Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga Mudane Cabdirashiid Maxamed X. Yuusuf ayaa xarunta xisbiga WADDANI ku qaabilay Xildhibaan Mubarak Axmed Jaamac oo ka tirsan Golaha Guurtida JSL, Madaxdhaqameed uu ugu h**eeyo Ugaas Caydaruus iyo Aqoonyahano kasoo jeeday Gobolada Maroodi-jeex iyo Saaxil.
30/05/2026
Marka la isku soo wada duubo xaaladda Degmada Sheekh, bulshada reer Sheekh waxay weli sugayaan isbeddelkii ay codkooda ku doorteen Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad. Dadweynuhu waxay filayeen maamul cusub oo ku dhisan caddaalad, wadajir iyo horumar, balse cabashooyin isa soo taraya ayaa ka imanaya habka loo maamulayo deegaanka.
Bulshada ayaa tilmaamaysa in beesha keliya ee dib loogu soo celiyey masuul h**e xil u soo qabtay ay tahay beesha Deeryahan Xasan, iyadoo la sheegayo in weli ay sii socdaan dhaqamadii musuq-maasuqa iyo qalalaasihii siyaasadeed ee lagu yaqaanay xilligii xukuumaddii Kulmiye.
Meel kasta waxaa laga dareemayaa kala qaybsanaan iyo odayaal is-maandhaafsan, arrintaas oo ay odayaasha qaarkood ku eedeeyeen masuulka dawladda ugu magacaaban deegaanka inuu door ku leeyahay iska hor keenista bulshada halkii uu mideyn lahaa.
Sida ay bulshada iyo waxgaradku tilmaamayaan, tani waa arrin ku cusub siyaasadda Xisbiga Muxaafidka ah ee Waddani, maadaama shacabka ay filayeen maamul mideeya bulshada oo ka shaqeeya xallinta tabashooyinka jira.
Bulshada reer Sheekh waxay Madaxweynaha ugu baaqayaan inuu si dhow u eego cabashooyinka ka soo yeedhaya deegaanka, isla markaana uu wax ka qabto wax kasta oo keeni kara kala fogaansho bulsho iyo niyad-jab siyaasadeed, si loo xaqiijiyo isbeddelkii lagu doortay xukuumadda maanta talada haysa.
Ahmed Abdirahman
Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Cabdirashiid Maxamed Yuusuf oo si qalbi furan usoo dhoweeyey Ex Maayar Maxamed-Amiin Cumar Cabdi oo rasmi ah ugu soo biiray Xisbiga WADDANI.
Barigii h**e Guddoomiye khiyaama ayuu dadka kubdhici jiray
Oday Maxamed Sahal
Waxaad xidhay suldaan qabiile iyo wariye cabdikariim ciise dhalaxaa oo aad Mayar Ismaaciil Xabeeb u soo adaeegsatay
Oday Maxamed Sahal
Sheekh Maxamed kaariye
29/05/2026
Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali X. Xassan oo ay wehelinayaan Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Mudane Cabdirashiid Maxamed X. Yuusuf iyo masuuliyiin kale ayaa maalmaha farxada Ciidul Adxa la qaatay qaar kamida Haldoorka, Waayeelka iyo Dhalinyarada xaafada degamada 26-ka Juun.
G.Ramaax waa far ku dheerad ah gobolka Togdheer iyo deerayahanba waa Qaswade
Siyaasi maxamed maxamuud oo ku xidhan xabsiga magalada berbera
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Berbera