JJ Media
maskax maal
Ilaahaw kaah iyo Arab kalaqabooji
Baldaawo riwayadan lahajilay
12/04/2026
Masuuliyiintii sababta u ahaa in xisbiga Kaah Ururada ka soo gudbo ayaa maanta xisbigaaasi Hal mar ka dareeray.
Magacyada liiska ay warbaahinta la wadaageen .
1. Maxamed Ibraahin Aadan - Hoggaamiyaha Xisbiga KAAH
2. Khadra Xaaji Gaydh Yoonis - Xoghayaha Guud ee Xisbiga KAAH
3. Xasan Cabdilaahi Ustaad-ka - Afhayeenka Guud ee Xisbiga KAAH.
4. Khadar Sh. Ibraahim dugsiiye - Xoghayaha Amniga
5. Cabdi salaan Cabdilaahi Askar - Xoghayaha Qorshaynta Xisbiga
6. Axmed Yaasiin Cabdi Aaden - Xoghayaha boosaha iyo Isgaadhsiinta
7. Axmed Cabdiraxmaan Saalax - Xoghayaha xidhiidhka dadweynaha
8. Xasan Sh. Maxammed Cali - Xoghayaha Barakacayaasha iyo xuquuqda insaanka
9. Cabdiqaadir Maxamed - Xoghayaha Horumarinta Xuquuqda Caruurta
10. Hinda Gaaxnuug - Khasnajiga Guud ee Xisbiga
11. Iid Muuse Cabdi - Guddoomiyaha Gobolka Daad-Madheehd
12. Odowaa
13. Nasrudiin Maxamed - Guddoomiyaha Degmada 26 June
14. Axmed Gidhiishe - Guddoomiyaha degmada Axmed dhagax
15. Maxamed Ibraahin Cabdi - ku xigeenka ergayga komishanka Doorashooyinka
16. Khadar Cabdiraxmaan Maxamed - Xoghayaha garsoorka Xisbiga
17. Khadar Maxamed Cilmi - Xoghayaha la dagaalanka musuqmaasuqa
18. Yuusuf Cabdiraxmaan Maxamed - Afhayeenka Guud ee Garabka dhalinyarada heer qaran
19. Iid Axmed Faarax - Xoghayaha Garabka dhalinyarada Heer qaran
20. Cabdi Aadan Cilmi Haybe - Xoghayaha Xidhiidhka Gobollada Galbeedka.
Xisbiga Kaah dhaawac intee leeg ayay gaadhsin kartaa maanta in Masuuliyiin miisaanka leh ka dareeraan ?
Legend kii reer kaah oo soodiray ogaysiis Uu oo leeyahay shaydanaw shaqadada qabso
Waaba reer dhan oo bilaa gadha warma cuqubadii giridhibaa reerka ku dhacday waa yaabe🤣🤣
Waxa xaflad dabaldaga citirafka ah lagu
Qabtay magalada paris ee dalka france
Banqiyaame iyo bood maxaa kalahaysta
Bal dayaay wataa siigadii soobudhbudhleh
Xasan gurguurte ayaa lagaga mudaraadayaa
Laascaanood inuu yimaado somalilanders
Waar ileen ceeb loomadhinto waa waxyaabaha
Xamar lagubanayso dulmiga iyo dunuubaha
Waa wax lagu farxo guul somaliland.
Ku garaac ku garaac ku garaac
Gudoomiye firdhiye iyo abwan askari ah
Oo ugabyay siduu wax uwado iyo saluuga
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Berbera