Almas Style

Almas Style

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Almas Style, Clothing Store, Beledweyne.

22/10/2022

Catarka daaliyaa ugu so hagaag carwada almaas style
Carwada uduga dharka iyo shopingka

02/10/2022
18/08/2022

Mala dhibantahay cidi libaax ama stretch marks fadlan carwada almaas booqo

01/08/2022

Macaiisheena qaaliga waxaan dib u keenay idinkii carfinta tinta iyo cuudkiisa
Yaan lagaa dhameeysan

01/08/2022

Macaamisheena sharafta leh waxaan idiin keenay idinka ama qabqaadyadii aad sugeeyseen ugu hagaaga almaas style

Photos from Almas Style's post 01/08/2022

bismillaah
macaamisha sharafta leh waxaa ugu bishaareyneyna
in aa idin keenney kabihii ugu dabeeyey hadaba inta aan laga dhameysan kala xiriir carwo ALMAS STYLE AND COSMATICS

Mobile 0610232370

📍 Beledweyne, Kasoo Horjeedka Dhismaha Sh.Cali Jimcaale Ama Agagaarka Buundo Weyn

Photos from Almas Style's post 27/07/2022

bismilah
macaamisha sharafta leh waxaan idiin keenney borsoyinkii ugu dabeeyey hadaba inta aan lagaa dhameysan kala xiriir carwo ALMAS STYLE AND COSMATICS

Mobile 0610232370

📍 Beledweyne, Kasoo Horjeedka Dhismaha Sh.Cali Jimcaale Ama Agagaarka Buundo Weyn

23/07/2022

Macaamisheena sharafta leh waxaan idiin keenay dr rashel beardoil oo ah saliida garka bixineeyso
Alaabaha dr rashel tayadooda waa 100%

23/07/2022

Macaamisheena sharafta leh waxaan idiin keenay shampoo caruurta 2in1 shampoo +conditioner indhaha hadee ka gasho waxdhiba malahn dhaqaatiirta indhaha yaa tijabiye

Photos from Almas Style's post 17/07/2022

bismilah
macaamisha sharafta leh waxaan idiinku keenne saliid aad utaya fican wiliba waxeey u fican tahay Agoolka iyo tinta go go eeyso hadaba inta aan lagaa dhameysan kala xiriir ALMAS STYLE AND COSMATICS

Mobile 0610232370

📍 Beledweyne, Kasoo Horjeedka Dhismaha Sh.Cali Jimcaale Ama Agagaarka Buundo Weyn mahadsanid

Photos from Almas Style's post 15/07/2022

Bismilah
macaamisha sharafta leh waxaan ugu bishaareynena in aa idin kenney dalab cusub oo loogu talagaley wijiga wuxuuna kasameysan yahay bariis wiliba wuxuu u fiican yahay iyo mad madoowga wijxaarahaiga hadaba inta aan laga dhameysan soboqo ALMAS STYLE AND COSMATICS

Mobile 0610232370

📍 Beledweyne, Kasoo Horjeedka Dhismaha Sh.Cali Jimcaale Ama Agagaarka Buundo Weyn mahadsanid

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Beledweyne?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Beledweyne