Arladi Disabilities Rights Development Organization
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arladi Disabilities Rights Development Organization, Non-Governmental Organization (NGO), Southwest state of somalia, Baydhabo.
Naafanimada ma aha abood la'aan
06/10/2026
Requests for the inclusion and participatio of persons with disabilities in Government of Southwest State
Nabada Naas la nuuga le
27/09/2026
Hambalyo waxaa halkaan ugu hambalyeeyneyna hadaanu nahay Arladi Disabilities Rights Development Organization walaaleen Maxamed Abukar Ali Tacjiib oo loo doortey Godoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka KGS Maxamed waa qof mudo dheer u soo shaqeeyey bulshada ku nool KGS waa shakhsi ku xaboon hilka loo doortey
๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ซ๐ฅ๐๐๐๐ข ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐ ๐ง๐๐๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฅ๐ง๐ขรฑ๐จ.
Baydhabo, 23 Septemper 2026:- Ururka Naafada Arlaadi ayaa ka qeyb galey kulan loogu hadlaayey hormarinta xuquuqda naafada iyo daadadka Elniรฑo.
Gudoomiyaha Ururka naafada arlaadi Mohamud Yakub Isak, aya fariin wacyi gelin ah udirey bulshada ku nool deegaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan bulshada kuwooda naafada ah.
Gudoomiyaha aya sidokale baaq udirey Dowada koonfur Galbeed iyo hey'adaha samafalka ee ka howl gala deeganada Dowlada Koonfur Galbeed.
Website
Address
Baydhabo
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Arladi Disabilities Rights Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.