Warfaa
Waxa aan murugoodaa marka ay waayuhu i badaan in aan jilo kaalin aan igu habboonayn
Guuul iyo gobonimo
17/01/2024
WAR DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya ayaa hawada kacelisay diyaarada Itoobiya Airline oo lambarkeedu yahay 8372 kuna socotay Hargeysa. Diyaarada waxaa la socday wafdi sare oo Itoobiyaan ah oo shir kulahaa Hargeysa.
Msh allah laba qof oo daacada weeye illaahay calaf hayskugu daro
15/01/2024
Asiya 4 isbuuc kahor ayuu arooskeeda Ka dhacay magaalada doolow ee gobolka gedo, Isla maalintaas waxaa geeriyotay ayeydeed hooyo, oo hambalyadi tacsi baa dabooshay, isbuuc kadib ayaa saygeedi oo Nairobi Ku sugan loo kaxeeyey, waxaana sii galbisay habaryarteed hooyadeed la dhalatay oo uwadday Nairobi,
Waa qadarta eebee, duleedka magaalada gaarisa ayey shil gaari Ku galeen, waxaana Halkaas Ku geeriyoday dhowr qof oo ay kamid tahay habaryarteed oo ah qofkii inanta uwaday gurigii ay Ku aqalgali laheyd oo Ka diyaarsanaa magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, Asiyana dhaawac daran ayaa soo gaaray, waxaana dhiig kaga furmay madaxa kooma ayeyna gashay, qaliin ayaa lagu sameeyey waana lagu guuleystay balse isbuuc kadib shilka, saaka ayuu illahay oofsaday oo ay Ku geeriyotay Nairobi,
Walaasheen aasiya waxay aheyd qof wanaagsan oo dhowrsan, Asturan, waalidkeedana baari u'ah, allaha Unaxariisto dhamaan qoyskana Samir iyo iimaan allaha nagasiiyo, aamiin.
Abdifatah Dirir.
Muqaalkii Galmada Ahaa Ee Hoyadani Laga Faafiyay Ayaa wiilkii Ay dhashay wax ka waydiyay
ax oo ax xanuun waynaa
Matijaabisay dadka caanka ah waligaa inay kuu jawaabaan hadaad fariin udirtid.
.
Hees Cusub: sidaan shalay ku yeelay iyo 77 Xasuusnow
03/08/2023
DEGDEG: Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS ayaa shaqada ka joojiyay Gudoomiyaha Xirriirka Ciyaaraha Fudud ee Soomaaliyeed Khadiija Aadan Daahir.
Shaqa ka joojintaan ayaa ka dambeysay in ay sameysay ku tagtifal awoodeed oo ay tartanka Shiinaha u dirtay gabar ay habaryar u tahay.
Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Nasra Abuukar Cali aysan ahayn ciyaaryahanad orodada ka tirsan.
Somali hanoolato ✊️
20/04/2023
Waxaan munaasabadda Ciidul Fitriga awgeed Hambalyo udirayaa Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka meel kastoo ay joogaan, Ehelka iyo Saaxiibada. Waxaan leeyahay Ciid Mubaarak.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Baydhabo