Mansoor Integrated Academy
To serve the society for better future
23/08/2024
Dhamaan ardaydii gashay imtixaanki shahaadiga ee Fasalka 8aad waxaan idin rajeenayaa Natiijo aad ku faraxdaan
Gaar ahaan Arday dugsiga Mansoor Integrated Academy
02/08/2024
21/07/2024
18/07/2024
Ebbe waa kan shey walbo abuuray, ee caabuda Isaga 👆
16/07/2024
Bismillahi !!!!!
Maanta oo ay aheed 16/07/2024
Waxay aheed maalin muuhim u ah dugsiga taas oo aheyd
xiritaanka dugsiga iyo Abaalmarinta Ardayda gashay kaalimaha h**e...
Waxaan kale oon dib u soo dheweynay Maalmule kaas oo ku maqnaa gudashada waajibaadka
Waxaa oo kale abaalmarin aad u qaali ah lagu doonsiiye oo ahaa Ardaygii ugu wanaagsanaa xaga Akhlaaqda, xushmada iyo waxbarashada....
Wa Billaahi Towfiiq
09/07/2024
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
Dollow Street
Balad
07/08/2024
02/08/2024