Deegaan Real State

Deegaan Real State

Share

Macaamiil kusoo dhawaada boggena facebook ga waxa halkaan aad ka heli doontaan kala iibinta sheeyada.

Photos from Deegaan Real State's post 11/07/2023

📢 OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSII 📢

Soo dhawaada waxaan idiin haaynaa Qol kamid ah qolalka Bacadlaha ragga ee magaalada Balad weyne.

🟢Qolka wuxuu ku yaala suuqa dharka ragga lagu gado ee magaalada baladweeyne

🟢Waa dhul ganacsi leh oo lagu dukaameeysan karo ama xafiis laga dhigan karo, qeeybta kore waa shub.

🟢Qiimaha lagu rabo waa $ 50,000 USD

Ka faa'ideeysi wacan mudanayaal iyo marwooyin.

Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir

☎️ Call, whatsapp 61 7757275
📧 [email protected]

Deegaan Real State

01/07/2023

✅ Boos Banaan oo iib ah ayaa idiin kaga haaynaa Magaalada balad weyne ee gobolka hiiraan gaar ahaan xaafada kooshin.

✅ Cabirka booska waa 20m x 20m

✅ Jihooyinka, bari iyo koofur waxa ka xiga boosas, waqooyi iyo galbeed waxaa ka xiga wadooyinka, wadada galbeed waa wadada weeyn ee Hilokalyo.

✅ Qiimaha $14,000 USD ka faa'ideesi wacan.

INAGALA SOO XIIR LAMBARKA HOOSE WHATSAPP AMA CALL

️☎️+252617757275

📧 [email protected]

Fadlan page fallow inoo dheh post gana inoo share garee.

MAHAD SANIDIIN.

27/06/2023

GUUD AHAAN UMMADA MUSLIMIINTA GAAR AHAAN UMMADDA SOOMAALIYEEE EE KU NOOL DAAFAHA CAALAMKA CIID WANAAGSAN AYEEY IDIIN LEEDAHAY Deegaan Real State

FARXAD KULA CIIDA EHELADA IYO QARAABADA.
DHAMMAAN MACAAMIISHEENA WAXAAN IDIIN LEENAHAY CIID MUBARWK, KULU CAAM WA-ANTUM BILKHEEYR .

☎️ +25261-7-757275
📧 [email protected]

22/03/2023

DHAMMAAN UMMADA MUSLIMIINTA EE KU NOOL DAAFAHA CAALAMKA RAMADAAN WANAAGSAN 🌙🌙🌙

BISHAAN WAA BIL CIBAADO WAXAAN ALLE KA BARYEEYNAA IN KHEEYR KEEDA INA WAAFAJIYO

DHAMMAAN MACAAMIISHEENA WAXAAN IDIIN LEENAHAY RAMADAAN KARIIM 🌙🌙🌙

☎️ +25261-7-757275
📧 [email protected]

16/03/2023

Kusoo dhawaada Deegaan Real State waxaad boggeena ka heli doontaan sheeyadda iibka ah sida dhulalka, beeraha, baabuurta iyo wixii lamid ah. Kuwaasoo ku kala yaala degmooyinka iyo deegaanada gobolka hanaadir iyo hirshabeele qaasatan magaalo madaxda Gobolka hiiraan ee Balad weyne.

Nagala soo xiriir Telefoonada iyo ciwaanada hoos ku qoran.
☎️+252617757275
📧Email : [email protected]

Want your business to be the top-listed Contractor in Balad Weyn?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Irid Amin Road Balad Weyne
Balad Weyn

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00