Al-Amana Multi Service

Al-Amana Multi Service

Share

Al AMANA Multi Service Waa Shirkada Fadhigedu Yahay Magalada MAKA Kana Shaqeysa :
1. Ka Xajida & ka cumraysiga Walidinta
2. Jarida Tigidhada Xajka & Cumrada
3.

Kiraynta Hudhelada Maka & Madiina
4. Sixida Acmasha Xajka
5. Tusida Goobaha Muhiim ka ee Maka

12/03/2024

Ramadaan 🌙 kariim dhamaan macaamiishayada sharaftaleh

25/02/2024

𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐚𝐧 𝐀𝐰𝐨𝐨𝐝𝐢𝐧 𝐂𝐮𝐦𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 .

Kaga Cumree waalidkaa oo Geeriyooday ama xanuusanaya iyo cid walba oo aad jeceshahay bisha Ramadaan 300$

𝐅𝐆. 𝐃𝐚𝐝 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐞𝐞𝐝𝐢𝐢 𝐥𝐞𝐡 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐰𝐬𝐡𝐚𝐧
𝐤𝐮𝐮 𝐟𝐮𝐥𝐢𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 .

Whatsapp:
+252637242222
+966 54 415 9773

25/02/2024
25/02/2024

Goob Haboon Ku Cumrayso Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Waxay Shirkada Al-Amana Multi Service Kuu diyaarisay adeeg wamagsan bisha ramadaan Fadlan wixii macluumada la soo xidhiidh Numberada hoos ku qoran .

+966544159773
+966565282290

25/02/2024

Al-Amana Multi Service

27/03/2023
19/12/2022
28/04/2022

الحمد الله رب العالمين

09/04/2022

Tirada sanadkan xajinaysa oolagu dhawaaqay akhriso warqadan

Want your business to be the top-listed Travel Agency in Mecca?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mecca