Moha.
farxad
10/04/2024
كل عام وانتم بخير كل عام طيب Eid Mubarak
Eid wngsn
Sidey shimbiraha uduulaan
Ookale hadaan uduuli
Lahaa marwalba dhankag
Ayaa usoo duuli laha🤗
22/10/2023
Habar lacag leh
Eebow nasii waad na aragtaaye🤓😂🥱🥱
Waan maqlaa oo waan ilaawaa.
Waan arkaa oo waan xasuustaa.
Waan sameeyaa oo waan fahmaa. Jumca wngsn
06/10/2023
Hayska daba ordin waxaad jeceshahay sidii indhoole, waxaa suuro gal ah mid kamida isku daygaagu inuu sabab u noqdo dhammaadkaaga". Jumca wngsn
03/10/2023
Wada sheekeysigu waa muhiim balse raadi qof aamusnaantada fahmi kara.🥺❤️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jeddah
29/09/2023