Warsan

Warsan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warsan, Video Creator, Doha Street, Doha.

11/02/2024

Amazing Pencil sketch picture of poor cat rescued from rain on road by girl ❤❤💔






















🟢🌿Today,s Best photo🖤 ❤️🌸
👉 Follow for more

08/09/2023

Farqiga ragga iyo dumarka.

Waxa la yidhi markii malaa’igtu ay tiri Aadam ma jeceshahay xaawa?

Wuxuu yiri: Haa

Oo markay Xaawa weyddiiyeen, ma jeceshahay isaga?

Waxay tidhi: Maya

Qalbigeedana jacaylkuu u qabo laba laab ayey jeceshahay.

Oo markii Eebbe Aadan dhulka ku soo dejiyey, Aadan maalintii buu Xaawa raadiyey, habeenkiina wuu seexanayey.

Xaawa habeen iyo maalin bay raadinaysay iyada oo aan caajis iyo hurdo toona dareemin.

Markii ay kulmeen ka bacdi ayuu Aadan ku yiri:- Maalintii waan ku raadinaayey, habeenkiina waan seexan jiray.

Waxey ugu jawaabtay: Waligay kuuma raadin, waa aan sugayay inaad timaado.

Tani waa dumarka tan iyo markii la abuuray, waxay qarisaa wax walba oo qalbigeeda ku jira kibirkeeda aawadeed.

Ha ku xukumin hadalkeeda iyo ficilkeeda, sharafteedu wax walba way ka sarraysaa.😊

24/08/2023

Dowladda Federalka Somaliya ayaa maanta dalkeeda ka xirtay gabi ahaan Applicationka 1xbet.

Wali Tiktok iyo Telegram ayaa shaqeynaya waxa rajeynaya inlaxiro sacadaha soosocdo I.a

11/08/2023

Mohamed Noor Sheikh Xaaskiisa ayaa gubtay wiilkan shalay Subax ayay ku gubtay Magalada Garissa galabta ayaan ku booqday isbitaalka Magalada Garissa oo xanuunkiisa lagula tacalaayo

Mohamed oo aad ugubtay ayaan hada miyir qaba wuxuuna isheegay in xaskiisa ay ugubtay maseer sida uu aminsan yahay balse usan xaas kale qabin waligiina usan gursan xaaskale

wuxuu intaas kudaray in ay iskudhaleen 2 ciyaal ah waa darawal kaxeeya baaburta xabuulka ah subaxa ay gubtay habeenkeedi ayuu safarka imaday wuxuu isheegay inuu habeenkii 2 saac cida tagay oo uu salamay balse aysan salanta kaqaadin wuuna dareemay inay xogaa xinaaqsan tahay inkastoo usan ogeen shirqoolka ay lamaganeed xaaskiisa hadana baheenkii wuu dalanaa subaxdii isagoo markale shaqo adi raba ayuu markuu salada subax tukaday hurdada kulabtay wuxuuna sugayay inay xaaskiisa qureec ukeento balse biyo kulul oo aad ukarkarsan ayay kushubtay isagoo hurda halkii uu qureec kasugayay ayay biyo kulul oo dab ah ku shubtay markuu gubtay ayay albabka kor uga xirtay wayna carartay qaylada iyo cabaadka Mohamed Waxaa maqlay dariska oo Albakii soo furay kadibna isbitaalka ula cararay Gabadha ayaa lasheegay inay marar badan maseer dareentay gar ahaan xiliyada waca ayuu isheegay in dabeecadeedu isbadasho

Mohamed ayaa ishegay inuu cafiyay xaaskiisa gubtay wuxuuna ehelkiisa ka codsaday inan waxbo loodhimin oo caruurteeda loodaayo wuuna cafiyay muqaalka muqaalka sheekadan oo fafahsan waan soo wadaa idinkana hoos igu reeba aragtidiina iyo talooyinka aad haysaan

Walalkeen Alle Hacaafiyo usoo duceeya dhamaantiin
Samafale Wariye Mohamed Baaruud

08/08/2023

Wax Ka ogow shimbirtan xatoyada ku. Can baxday!?

Want your business to be the top-listed Media Company in Doha?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Doha Street
Doha