Bashka dhibic Rajo
Información de contacto, mapa y direcciones, formulario de contacto, horario de apertura, servicios, puntuaciones, fotos, videos y anuncios de Bashka dhibic Rajo, Actor, 618105632, Muquiyauyo.
01/09/2021
Culumada Cilmi Nafsiga Waxay Yiraahdeen ::
-Qofka Bini Aadamka Ah Wuxuu u Baahan Yahay 4 Mar Wax Badan In Xabadka La Galiyo Maalinto (Mucaanaqada) Caadiga Ah.
-Ruuxa Naftiisa Waxay Ku Dagaysa 2 Mar Wax Badan In Qof Dumar Ah Ay Xabadka Ku Qabato, Si Nolashiisa Maalintaas u Noqoto Mid Dagan.
-Shaqsigas Maalinti 4 Mar Wax Badan Xabadka La Galiyo 2 Mar Wax Badan Ay Qof Dumar Ah Xabadka Ku Qabato, Wuxu Noqonaya Qof Dagan Nolashiisana Aysan Dhib Laheen.
-Sidoo Kale Qofkaas Wuxuu Ahaan Doona Ruux Caafimaad Ahaan Ka Wanagsan Bulshada Asaagiisa Ah Balse Aan Xabad Galinta Haysan.
-Culumada Cilmi Nafsiga Waxay Cadeeyeen Qofka Da'diisa Gaarto 18-20 Inuu u Baahan Yahay Saaxiib Caadi Ah Ama Lamaane..
-Si uu Mar Kasta u Helo Xabad Galin Dhameys Tiran Kana Fog Shaki Iyo Ka Laba Labeeyn.
-Waxay Ku Taliyeen In Qof Da' Yar uu Ku Guursado Si Caafimaadkiisa Xili Horaba ula Qabsado Jirkiisa Naftiisana u Dagto..
Haddaba Adiga Qoraalka Aqrina Ma Haysata Ruux Xabadka Ku Galiyo Maalin Kastaa ?..
Qormada Hadda Ka Heshay .
W.Q:: ᴋᴜʟᴍɪʏᴇ ku Soo Biir Pagekeena.
04/08/2021
Davaq ayuu iska tuuray
Hooyo hallee joogtaa u haqal taagaaye
Naagtii ugu horesay ee kusoo bandhigatay bilaa laxan !!!!!!!!
Haga clic aquí para reclamar su Entrada Patrocinada.
Categoría
Página web
Dirección
618105632
Muquiyauyo
1234