Siman qaali
Nearby shops
1010
Swaffield Road Papatoetoe, Manukau
1010
1010
Kaiti, Gisborne
1010
1010
1010
1010
Auckland
2110
1010
1010
1010
Auckland
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siman qaali, Shopping & retail, Auckland.
DEG DEG
Xaalka maamulka buntland oo cirka isku shareeray Deni oo weerar cir iyo dhul ah kusoo qaaday kooxda aaran jaan xaalka garoowe saaka waa bandow luuq kastana cabdi bile gawaarida gashaaman ayaa ku go.an
Ciidanka ayaa tan iyo shalay galab ilaa xalay ku qul qulayay Garoowe iyadoo ula jeedku yahay in lagu xasuuqo markaan kooxda aaran jaan
Deni ayaa xalay sheegay in uu Maxbuus siyaasadeed ahaa 3-dii sanno ee lasoo dhaafay hadana uu doonayo in uu cagta mariyo kooxda aaran jaan
Lamagaranayo sababaha hadda keenay in ciidamadan lageeyo Garoowe, iyadoo mudo xileedka deni halsano ka dhiman yahay, uuna qorsheynayo Hanaanka Dimuquraadiyadda oo laysku khilaafsan yahay. Inuu xoog kumeel mariyo ama dhiig fara badan uu daadiyo sidii horay looga bartayba
Hambalyo guusha ay soo hooyeen Xiddigaha 17- jirrada ah ee Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee tartanka da’ yarta ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA.
Dhallinyarada Soomaaliyeed waxay leeyihiin hibo, adkeysi iyo karti ay kaga tilmaaman yihiin dhiggooda caalamka, sidaa awgeed waxay mudan yihiin in niyadda loo dhiso, mar walbana la garab istaago.
Waxaan ku bogaadinayaa maamulka, macalimiinta iyo ciyaaryahannada Xulka kubadda Cagta guushan taariikhiga ah.
https://www.instagram.com/mohamed_farmaajo/
HAMBALYO-HAMBALYO.
Hambalyo mansha alaah maanta waa maalin kuweyn quluubta qalbiyada umadda Soomaaliyeed guud ahaan waa wada ilmey nayaan wlh maanta damiir somalinimo qofkii leh
Waan qiirooday marka aan arkay sida ciyaartooyda loo wada garab taagan yahay insha Allah Guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
MAASHALLAH RAG CULUS BAA IS HELAY SXBKY Ahmed Tajir iyo hogaamiyaha danyarta caruurta curyaa miinta indhoola yaasha dhagoolada ma yeraanka xabiiibul Malayiinka shacabka MADAXWEYNE FARMAAJO❤️
Waad barakeysan tahay
Mar hadiiba aad
Xabiibul malaayiin
Gacantiisa ku gaartay
Kugu salaamaya
Maasha allaah
Ugu dambeyn waa ku guleysteen Mahad Tigree iyo kooxda xasan garguurte ee Damuljadiid qaarajinta naftii hurihii dhigiisa dhecankiisa qarankaan usoo huray😭
Hadii geesi farxaan qaarajin tiisa Damuljadiid ku guleysteen biixi xijaar odowaa waa kuwa ku xiga ee la u gaarsa nayo
Farxaan Qoroole ma dhintay tolbeelay madhinte waa illahay maanta gun baan noqonay waan halaag sanay
Tolbeelay waan gablanay indha beelnay halaag sanay gumownay waan Raja beelnay qofkastoo damiir somaliyeed leh maanta waxaa u sugnaaday hoog halaag qoomamo😢😭
100 Qof oo Mar qura Hotel hayat lagu laayaya 80 baladweyne lagu gubay dad iyo basiin Tacsi xitaa uma dirin balse wuxuu u ooynayaa maanta geerida boqoradda UK 🇬🇧 oo waliba diyaarad uu qaatay Si uu u muujiyo ooyintiisa dunidana ugu muujiyo inaan nahay dad bahdilan diciif ah duleysan dhibka silaca musiibada maatidooda aan la xanuunsan lkn lkn gaalada la surooda qiiro jaban ula ilmeeya😭
All Wuxu Damiir xumaa.
DEG DEG
“Marna ma ogolin Mana ogolaan doono gooni isu taaga Somaliland ee ay dabada ka riixayaan dowlado shi sheye oo cadow ah sidaas waxaa Washington ka sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud
Runtii tilaabada lagu bad baadinayo midnimada umda somaliyeed waa muqadas waana kuwaajib ruux kastoo damiir somalinimo leh inuu ku garab siiyo in aan qarankiisa dadkiisa walaalaha ah lakala goyn
:- Magaalada Burco waxaa ka socda bannaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo imaatinka kaligii taliyaha arxanka daran Muuse dhiigya cab oo ay xoguhu sheegayaan in uu maanta halkaas ku wajahan yahay. Shacabka oo la ilmeynaya xasuuqa arxan darada ah ee uu maalin walba kula kaco ayaa wacad kumaray in nolosha geeri ku badalan donaan ama heeryada iska tuuri donaan
Bannaanbaxayaasha ayaa gubaya taayaro waxaana gebi ahaanba istaagay isku socodka dadka, gaadiidka iyo ganaciga magaaladaas intaba. Xaalka ayaa aad u cakiran muuse shaani ayaa xalay ilaa maanta maleeshiyo fara badan kusoo gurayay Burco si maatida uu ugu caburiyo
DEG DEG
Xasan sheikh oo Gudoome u maga cowday mid kamid ah koxdiisa Damuljadiid kasoo ah ninkii la boobi lahaa gobolka banaadir si loo dhaco dal iyo dadba
Nasiib Daro weynaa xasan garguurte oo guud ahaan qarankii somaliyeed u gacan galiyay kooxdiisa Damuljadiid kaliyah wlh Tani maahan wax la aqbali karo intaan kabadan indhaha lagama sii daawan karo dhaqamada halista ah ee qar iska tuur nimada ah
Kooxda Damuljadiid shalay waxay lahaayen ciidanka Nisa,Duufan,Haramcad,gorgor, waa maleeshiyaad laga keenay gobolka gedo oo ku hayb ah allaha ka raali noqde madaxwayne farmaajo. Waa ciidan qabiil ciidan tayo aqlaaq farsamo xirfad cudud leh maahan
Maanta markay wayeen meel ay miciin bidaan xaalku faraha kabaxay dalkii oo dhan gacanta uu u galay argagixisada alshabaab dadkiina eey ka dhigeen mid eey dilaan iyo mid nolosha eey ku gubaan isla gudihii madax tooyada villa somalia qof isku aamina seexda lawaayay ayeey dhaheen waxaan shalay idinka shegaynay waa been inad ciidan dhisan oo qaran tihin waa xaqiq karaali ahaada afxumadii aflagadadii gafkii duli nimadii meel kadhicii aan shalay idinku kula kacnay markaan kursiga dalka ugu sareeyo u waal neyn kaalaya dagalka gala. Oo nadifaaca xabsiyadana kasoo wada baxa
Fahad yasin haji dahir guuleyso wale taariikhda ku xusi doonta iska hadal ama iska daa.
Inaa lilaah Somalia musibaa ku habsatay
Damuljadiid maanta kaliyah waxeey si arxan daran u gumadeen 30 ruux oo hoyooyin caruur maati wayeel isugu jiray hal meel beey meyd kooda wada tubeen😢
Deg-deg Maamul Goboleedyadii dalka Soomaaliya ayaa joojiyey guud ahaan wada shaqeynta ay lalahaayeen dowladda Federaalka Somalia runtii Damuljadiid dalka halis God madow ayeey kusii ridayaan
Walee koxdii Damuljadiid godkeeda ayeey biyo ugu soo galeen sirtii dhagartii qiyaamadii eey maleegayeena waa lagu fahmay si adag baa looga hor yimid markaan
Laba shakhsi oo Soomaaliya qaali ku ah. Inta ay askhaastaan ookale noolyihiin Soomaaliya wali rajo bay leedahay.
DEG DEG
Xasan sheikh iyo koxdiisa Damuljadiid oo ku guul dareystay qiyaano markii 3 sadaxaad eey ladamac sanayeen Deni waxaa Damuljadiid lagu fahmay qiyaamo shirqoolo halis badan oo ay u malegeen Deni iyo koxdiisa Aaran jaan si Markle aqligooda foorara eey uga faaideyataan balse markaan waa ku guleysteen
Xasan sheikh ayaa dhowr jeer qiyaamay aqliga maskax Siciid Deni isagoo maanta darajada madax weynaha somalia ku helay dagaal dhiiqo magac xumo uu galiyay Deni
DEG DEG
Xasan sheikh oo ku baroortay deni isagoo u sheegay inuu ku qaldamay magacaabistii Reysul wasaaraha qaranka Xamze bare hadana uu doonayo inuu xilka ka qaado
Xasan sheikh iyo deni oo shirar albaabada u xiran yihiin oo shirqool culus lagu maleegayay ku yeeshay maamulka buntland ayaa isku raacay in Meesha laga Saaro oo Mooshin xilka looga qaadayo reysul wasaare Xamze bare la abaabulo
Sidoo kale Xasan sheikh iyo deni ayaa isku raacay in madaxda galmudug konfur galbeed Jubaland xilalka laga wada qaado rag ayaga taabacsana eey ku badashaan xaalku masahlana
DEG DEG
senetor fartaag oo sharci daro
iyo waxan la aqbali karin ku tilmamay
mudo kororsigii xaranta ahaa ee uu shalay samestay kaligii taliye axmed geeda naar
DEG DEG
War hadda soo dhacay" Madaxweyn ku xigeenkii h**e jubbaland Fartaag wasiirkii h**e ee amniga jubbaland Janaan iyo siyaasin kale oo ka hor yimid muddo kordhinta xaranta ah ee Madoobe ayagoo icilaamiyay dagaal ka dhan kaligii taliye Axmed geeda naar
Kiniisadii Masar ka gubatay, iyo qaraxii kadhacay kenya wey xanuu jiyeen Gubeen arxan laawe xasan garguurte
lkn 100 kii qof ee Muqdisho hotel xayaat lagu gubay lagu gumaaday lagu xasuuqay iyo kumanaankii dhaawac yada ahaa ee buux dhaafiyay isbitaalada Muqdisho ilaa hada kamuusan tacsiyeen xitaa iska daa inuu la xanuunsado inaa lilaah 😢
Madax weyne farmaajo daryeelihii danyarta so noleyihii rajadii shacabka somaliyeed ee dhimatay iyo qarankii somaliyeed oo Xildhibaanimo abid ah loo dhaariyay
Maanta waa maalin kuweyn qofkastoo damiir somaliyeed leh abaal laawe ilahey subxana watacalaa majecla wlh waa ninkii so noleeyay qarankii somaliyeed rajadii qabkii umadda Soomaaliyeed ee 40 afartanka sano kahor dhintay ilahey baa abaal kaaga kuu gudi doona Mahadsanid
Somaliya way kuu darsatay❤️❤️❤️
Xildhibaan sareedo Thank u tariiqdaa kuxusi doonta wlh haduu jiro dhiig damiir xalaal ah oo somaliyeed
Waxad tahay xildhibaanad xalal ah run sheeg ah wadaniyad ah geesi bir ah guudahanqofkastoosomaliyeed iyo . meel bad Ugu qoran tahay
❤️👍👇
Xabiibul malayiinka Soomaliya daryeelihii maatida qarankan dhintay soo noleeyay Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta horyimid wajiyada dad somaliyeed oo shalaay qoomamo ka qabo in eey nasiib u yeelan wayaan hogaamintiisa lagu diirsaday😢
Xildhibaanada Mucaaradka sheegta ee cadowgu ku adeegto & muxaafadba iyagoo qiiraysan qalbiyada kawada ilmey naya ayeey si wadajir ah ugu farxeen aragiisa kaliya Farmaajo oo Maanta loo dhaariyay Xildhibaan aan dhicin
Dalku Ma u darsaday farmajo mise waa ka raystay?
Munaafaqnimo haddii aad maqashid Soomaaliya ayay taalaa.
Mar hogaamiye kooxeedyo qabqable iyo madax Shabaab argagixiso arxan daran oo dad soo wada laayay, haddana tabar beelay oo xilligii lala xisaabtami lahaa ay tahay ayaa tol ahaan lagu difaacaa, xilalna loo dhiibaa.
Marna sidaan oo kale ayaa loo wada barooranayaa, dhabtii taasina waa wax aanan caqliga geli karin oo is qaadanayn.
Ilaahay qowm ma bedelo, illaa ay ayaga naftooda wax ka bedelaan. Aayad Quraan Kariim ah oo micno ahaan sidaas ah ayaa jirta.
Allaha noo naxariisto.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Website
Address
Auckland
1010
1B Emirali Road, Silverdale
Auckland, 0932
healthy.co.nz offers a wide range of quality health supplements, vitamins, herbs and natural skincare handpicked by our qualified Naturopathic team. Our website also contains a wea...
245 Hinemoa Street
Auckland, 0626
Bambina is THE place to shop for gorgeous stuff for babies and kids!
85C Henderson Valley Road
Auckland, 0612
NZ's favourite and award winning ONLINE baby store 🌏 Toitū net carbonzero certified organisation
C/152 Lansford Crescent, Avondale
Auckland, 0600
Shaky Isles We're a little land always showing the world we’re made of something bigger. We’re
Auckland, 0627
This cool Op Shop has 100% of profit put into charity. It is run by volunteers.
Auckland
Ruby in the Dust accessories, fabric and craft kits are designed and made by Heleen Webb in Auckland, New Zealand. Also check out my blog rubyinthedustdolls.blogspot.com, felt.co.n...
80 Lansford Crescent
Auckland, 0600
Footwear, clothing and accessories for the whole family. Car parks on site and roadside for your con
Runciman Road, Drury (FREE DELIVERY Pukekohe To Albany)
Auckland, 2578
Delivering stunning flowers and gifts delivered across Auckland & Franklin. Photo sent on dispatch
1 Scotland Street, Freemans Bay
Auckland, 1011
We create products for a safer home, a healthier world and a better tomorrow.
Unit B, Ground Floor, 268/270 Manukau Road Epsom
Auckland, 1023
Betta are your “local appliance experts”. If you are in the market for new appliances or your appliance needs servicing, think local, think Betta. Betta supporting your community, ...
Blockhouse Bay
Auckland, 0600
Bubbalooz - Unique Products for the Modern Parent & Child www.bubbalooz.co.nz