Isha Development Committee

Isha Development Committee

Del

Isha Development Committee was founded in 2003 as a result of a desperate need of education inSomalia

Photos from Isha Development Committee's post 02/08/2025

Degmada Dharkayn geenyo

Photos from Sool 24 TV's post 06/07/2025

Macalimiinta iyo ardayda Dharkayn Genyo. Dadaal la taaban karo

05/02/2025
04/02/2025

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Ku: 10-ka Arday ee ugu Sarreeya Dugsiga Dhexe ee Dabataag
Ka: Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe ee Dabataag

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Dabataag wuxuu si kal iyo laab ah hambalyo iyo bogaadin u dirayaa 10-ka arday ee ugu sareeyay fasalada dugsiga dhexe, kuwaas oo dadaal, karti, iyo hufnaan ku muteystay guusha ay gaareen.

Guushiinnu waa sharaf u soo hoyatay idinka, waalidkiinna, iyo guud ahaan bulshadeenna. Waxaad tihiin tusaale wanaagsan oo ay ardayda kale ku dayan karaan. Maamulka iyo macallimiintu waxay idinku dhiirrigelinayaan inaad dadaalkiinna sii laba-jibaartaan, si aad u noqotaan hogaamiyaal aqooneed oo mustaqbal ifaya leh.

Waxaan idin leenahay: Hambalyo! Guul iyo horumar ayaa idiin rajeynaynaa, hana daalina!

Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe ee Dabataag

Photos from Isha Development Committee's post 02/02/2025

Hambalyo Dharkayn Geenyo!
Waxaa galad Eebbe ah in nalalkii ugu horeeyey oo ay yeelato degmada Dharkayn Geenyo laga hirgeliyey maanta oo ah maalin axad ah taariikhdu tahay 02.bisha labaad 2025. Hay’adda Isha Development Committee ayaa hirgelisay. Waa maalin weyn oo taariikhi ah.

Vil du plassere din organisasjon på toppen av Frivillig Organisasjon-listen i Kristiansand?
Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Telefon

Adresse


Presteheia 104
Kristiansand